Topic
Warkasta is tracking fadhin across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jumca 14 Aug 2025 {HMC} Safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Sudan ayaa si rasmi ah looga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo Amb Axmed Jaamac Cumar. Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo looga guddoomo Madaxtooyada dalka Sudan tan iyo markii […] T