Topic
Warkasta is tracking faro across 1 report from 1 source. Recent coverage touches siyaasadda and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Qaahira (Caasimada Online) — Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafa siyaaasadda Soomaaliya, isaga oo ku baaqay in la xoojiyo heshiiska iyo is-afgaradka qaran ee u dhexeeya dhinacyada kala duwan ee dalka isku haya, isaga oo sheegay in arrintaasi muhiim u tahay midnimada iyo xasilloonida dalka. Sisi ayaa hadalkan jeediyey…