Topic
Warkasta is tracking federaalka across 8 reports from 5 sources. Recent coverage touches puntland, bilowday, and carabiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ciidan sheegtay in ay ka tirsan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii ugu dambeeyay saldhig ku lahaa degmada Carmo ee… Sii akhri

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones-ka) ee lagu beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, oo ah dal walaalo ah isla markaana ah saaxiib U dhaw Dowladda Soomaaliya. Soomaaliya waxay muujineysaa walaaceeda ku aaddan badqabka dadka rayidka ah, waxayna mar kale xaqiijineysaa garab istaaggeeda

Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hub soo gelisay magaalada Gaalkacyo, kaas oo ay tilmaantay in lagu khalkhal… Sii akhri

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha Dawladda in ay hoos u dhigaan Calanka Jamhuuriyadda, taas oo ah Dareen Walaalnimo oo Soomaaliya ay ku garab istaagayso shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Qatar Geerida ku timid Amiir Xamad Bin Khaliifa Al Thaani.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa billowday qorshe ballaaran oo lagu xoojinayo diyaar garowga fatahaadaha, iyadoo gargaar iyo qorshe degdeg ah loo diyaariyey bulshada nugul. The post Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Bilowday Qorshe Ballaaran oo Looga Hortagayo Fatahaadaha first appeared on Radio Dalsan .

Muqdisho – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay munaasabad lagu saxiixayay qandaraaska adeegyada daraasadaynta, naqshadaynta, qiimeynta saameynta deegaanka iyo bulshada, iyo diyaarinta dukumentiyada qandaraas-bixinta ee qaybta Galkaayo–Elguula oo dhererkeedu yahay 100 kiiloomitir. Munaasabadda ayaa waxaa shir-guddoom

Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ciidamo kamid ah kuwa Federaalka aysan ka hawlgeli karin ama dhaq-dhaqaaq ka sameyn karin gobalada Puntland, go'aankan oo kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Puntland.

Puntland ayaa mamnuucday in ciidan iyo gaadiid ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan ku sugnaan karin isagana gudbi karin… Sii akhri