Topic
Warkasta is tracking guurka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches geeddi, kala, and urdun, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Hawlgalka Kala-guurka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), oo uu hoggaaminayay Kusimaha Madaxa Hawlgalka, Raisedon Zenenga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray geeddi-socodka kala-guurka ee UNTMIS iyo

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun – 13 Juun 2026 – Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya, oo uu ka mid yahay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Marwo Kaafiyo Cabdullaahi Naaleeye, ayaa maanta ka qayb-qaatay aqoon-isweydaarsi heer goboleed oo lagu qabtay magaalada Cammaan ee dalka Urdun, kaas oo diiradda lagu saaray [