Topic
1 story
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in la hakiyay doorashada guddoonka iyo mida madaxweynaha Koonfur Galbeed ee la filayay inay dhacdo 18-ka May 2026. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigo doorashada, sababa la xiriira in guddiga uu sugayo go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda […] The post