Topic
hortagga
3 stories
Kulan looga hadlayay ilaalinta carruurta ee ka hortagga colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in loo adeegsado colaadaha hubeysan ama askareynta. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta Mabda’a Vancouver, oo ah hannaan caalami ah oo lagu xoojinayo tallaabooyinka looga hortagayo ka faa’iidaysig
Kulan ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola oo ka furmay Muqdisho
Waxaa goor dhow ka furmay Xarunta Qaran ee Howl-gallada Degdegga ah ee Caafimaadka Guud, kulan heer qaran ah oo ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasaaradda Amniga Gudaha, Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Duulista Hawada, Wasaaradda Warfaafinta, Maareeyaha Guud ee Duulista Hawada, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maa
Dowladdu oo ka wada hadlaysa ka hortagga cudurka Ebola
Ebola: Dowladda Soomaaliya oo kulanka heer qaran ku adkeysey diyaargarowga Muqdisho, 25 May 2026 – Xarunta Qaran ee Howl-gallada Degdegga ah ee Caafimaadka Guud ayaa maanta goor dhow ka furmay kulan heer qaran ah oo ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasaaradaha Amniga Gudaha, Arrimaha Dibadda, Caafimaadka, Duulista […]