Topic
Warkasta is tracking isbitaalada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches baydhabo and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Khamiis 20 Aug 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isbitaalada la dhigay ku booqday qaar ka mid ah halyeeyadii ciidamada ee ku dhaawacmay weerarkii ay Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen Magaalada Baydhabo. Hoggaamiye Shekh Aadan Madoobe ayaa warbixin ka dhageystay maamulka isbitaalada xaaladda caafimaad ee ciidamada, isagoo u […