Topic
Warkasta is tracking itoobiya across 10 reports from 3 sources. Recent coverage touches dagaalka, abiy, and afrika, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee Crisis Group ayaa sheegtay in howlgallada militari ee ka socda waqooyiga Itoobiya ay u muuqdaan isku daygii ugu horreeyay ee isbahaysi cusub oo mucaarad ah…

Addis Ababa (Caasimada Online) — Taliyaha ciidamada Itoobiya Field Marshal Birhanu Jula ayaa Masar iyo Suudaan ku eedeeyay inay taageerayaan isbahaysi cusub oo ay sameysteen kooxo hubeysan oo doonaya inay xukunka ka tuuraan ra’iisul wasaare Abiy Ahmed, xilli dagaallo culus ay dib uga qarxeen waqooyiga dalka. Birhanu ayaa sheegay in kooxaha kasoo horjeeda dowladda federaalka…
Dagaallada ka socda waqooyiga Itoobiya ayaa galay maalintii shanaad, iyadoo iska horimaadyadu ay ka socdaan qaybo ka mid ah gobollada Tigray, Afar iyo Amhara, xaaladduna ay weli tahay mid isbeddeleysa

Dowladda Federaalka iyo TPLF ayaa isku eedeynaya bilaabidda dagaalka cusub. Saraakiisha Tigray waxay sheegeen inay iska difaacayaan weerar federaal ah, halka Addis Ababa ay TPLF ku eedeysay inay weerarro ka billowday Tigray kuna fidisay Amhara iyo Afar. Militariga Itoobiya ayaa sheegay inuu qaaday weerar rogaal-celin ah, isagoo sheegtay inuu dilay…

Mekelle (Caasimada Online) – Adeegyada internet-ka iyo taleefannada ayaa Jimcaha maanta ah si weyn uga go’ay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, xilli dagaal culus uu toddobaadkan dib uga qarxay ciidamada dowladda federaalka iyo xoogagga Tigray. Dagaalladan ayaa ah kuwii ugu xooganaa ee gobolka ka dhaca tan iyo markii heshiis nabadeed lagu soo afjaray dagaalkii dhiigga…
Midowga Afrika iyo Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda militari ee ka soo cusboonaatay waqooyiga Itoobiya, iyagoo dhinacyada isku haya ugu baaqay inay joojiyaan dhaqdhaqaaqyada milatari, muujiyaan is-xakameyn, isla markaana dib ugu laabtaan wada-hadal si looga hortago in xaaladdu isu beddesho dagaal ballaaran.

Addis Ababa (Caasimada Online) — Dagaal culus ayaa dib uga qarxay waqooyiga Itoobiya, iyadoo ciidamada Tigray ay la wareegeen garoomo diyaaradeed oo muhiim ah, isla markaana ay dagaallo la galeen ciidamada dowladda federaalka ee gobollada deriska la ah Tigray. Dagaalladan ayaa si weyn u kordhiyay cabsida laga qabo in Itoobiya ay dib ugu laabato colaad…
Wararka ka imanaya Itoobiya ayaa sheegaya in iska horimaadyo hubeysan ay ka dhaceen gobolka Canfarta (Afar), halkaas oo ay isku dhaceen ciidamada dowladda Itoobiya iyo dagaalyahanno lala xiriirinayo Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray (TPLF).
Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa soo saartay digniin amni oo ku saabsan Doolo Zone (Dollo Zone) ee ka tirsan Deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo sheegtay inay heshay xog ku saabsan…

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Baaqii Ankara uu hadda yahay heshiiska hagaya xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo hoos u dhigtay muhiimadda doodda ku saabsan in heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo Somaliland ee Janaayo 2024 uu weli sharci ahaan jiro iyo in kale. Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), […] The po