Topic
Warkasta is tracking jamhuuriyadda across 6 reports from 2 sources. Recent coverage touches afrikada, bartamaha, and beeniyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u dirtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maldives, Mudane Dr Mohamed Muizzu , dowladda, iyo shacabka walaalaha ah ee Jamhuuriyadda Maldives. Wasaaraddu waxay u rajaynaysaa Jamhuuriyadda Maldives nabad, ho

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, iyo Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo u oggolaanaya badeecadaha kalluumeysiga Soomaaliyeed in loo dhoofiyo suuqyada Shiinaha iyagoo ka faaโiideysanaya cansh

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hayโadaha Dawladda in ay hoos u dhigaan Calanka Jamhuuriyadda, taas oo ah Dareen Walaalnimo oo Soomaaliya ay ku garab istaagayso shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Qatar Geerida ku timid Amiir Xamad Bin Khaliifa Al Thaani.

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika โ Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197 xaaladood, oo ay ku jiraan 24 dhimasho ah, sida ay sheegeen warbaahinta gudaha. Wasiirka Caafimaadka, Pierre Somse, ayaa ku dhawaaqay dillaaca cudurka Jimcihii, kadib markii kiisaska laga xaqiijiyay degmooyinka caafima

MUQDISHO โ Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka, Dowladda iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Jabuuti munaasabadda 27-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda iyo madaxbannaanida dalkaas. Farmaajo ayaa sheegay in munaasabaddani ay xasuusinayso doorkii shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku lahaayeen garab istaagga halgankii gobannimo-doonka

BANGUI โ Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa si rasmi ah u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay inuu jiro qorshe lagu afgambinayo dowladda, iyagoo ku adkeystay in xaaladda dalka ay deggan tahay, hayโadaha dowladduna si caadi ah u shaqeynayaan. War-saxaafadeed ay soo saareen Taliska Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu sheegay in wararka [โฆ]