Topic
Warkasta is tracking kodmo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and tensions, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Garowe (WDN) — Guddiga Siyaasadda iyo Aqoonyahannada Puntland, oo ka kooban 26 xubnood, ayaa ku baaqay xal degdeg ah oo nabadeed oo ku saabsan khilaafka ka jira Kodmo, degmada Rako-Raaxo ee gobolka Karkaar, iyagoo ka digaya in dib u soo laabashada dagaal hubaysan ay keeni karto cawaaqib xun oo ku saabsan amniga iyo xasiloonida Puntland.