Topic
kula
4 stories
Puntland: Gaadiid biyo kula tageen Ceeldaahir
Saddex gaari ayaa xalay biyo kula tageen togga Durdur ee mara deegaanka Ceeldaahir degmada Carmo ee gobolka Bari, kaas oo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadda Ciidda Carafo kumaan shacabka kula tukaday Muqdisho
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Mogadishu. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, isaga oo Alle uga baryay in dalka iyo dadka Soomaaliyeed uu ku

Wasiir kula taliyay mucaaradka inay u guuraan Dayniile iyo Gubadley
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qoraal soo saaray ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ee haatan dhaq-dhaqaaqyada ka wada gudaha magaalada Muqdisho. Jaamac ayaa u jawaabay xubnaha mucaaradka oo ka cawday baraha koontarool ee Muqdisho, isaga oo kula taliyay inay […] Th

Wasiir Ayuub Ismaaciil oo magaalada BAKU kula kulmay Xoghayaha Golaha Iskaashiga Dalalka Khaliijka Carabta
May 19(Jowhar) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Danjire Abdinur Dahir Fidow ayaa kulan-doceed muhiim ah oo ka tirsan Shirka Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka, kana socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, la yeeshay Xog