Topic
Warkasta is tracking mashruuca across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches bulsho, dekedda, and kawada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wafdi ka socda Turkiga iyo shirkado kalluumeysi ayaa Dekedda Muqdisho kaga wadahadlay sidii loo dardargelin lahaa hirgelinta mashruuca iskaashiga ee ay hore u heshiiyeen labada dal. The post Turkiga oo Dekedda Muqdisho kawada mashruuca kalluumeysi first appeared on Radio Dalsan .

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa ka qeybgalay kulanka soo bandhigidda iyo aqoon-isweydaarsiga Mashruuca Bulsho ee degmooyinka Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Koonfur Galbeed, masuuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee