Topic
maxkamadda
Warkasta is tracking maxkamadda across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhashay, doorashooyinkii, and galbeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on maxkamadda
Latest reporting

Rag u dhashay Itoobiya oo kasoo muuqday maxkamadda ciidamada + Kiiska loo haysto
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dhageysatay dacwad loo haysto laba nin oo u dhashay dalka Itoobiya, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab, kadib markii lagu soo qabtay howlgal ay fuliyeen ciidamada amniga Soomaaliya. Labadan eedeysane ayaa la sheegay in ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka […] Th

DEG DEG: Maxkamadda Sare oo ansixisay natiijada doorashooyinkii ka dhacay K/Galbeed
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda sare ee dalka ayaa si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashooyinkii goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee dhawaan ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed. Go’aankan ansixinta ah ayaa lagu gaaray fadhi ay maanta yeesheen garsoorka maxkamadda sare qeybteeda doorashooyinka, waxaana saxiixay dhammaan xubnaha guddiga oo ka kooban 5 garsoore. Go’aanka maxkamad
Maxkamadda Sare oo Beenisay Ansixinta Natiijooyinka Doorashada Koonfur Galbeed
Waxaa cirka isku shareeray muranka ka dhashay doorashadii Golaha Wakiillada ee maamulka Koonfur Galbeed, kadib markii Maxkamadda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah u shaacisay inaan wali…