Topic
Warkasta is tracking message across 1 report from 1 source. Recent coverage touches choose and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Galkayo (WDN) — Iyada oo muujinaysa bisayl iyo mas'uuliyad bulsho, dhalinyarada ka socota dhinaca Galmudug ee Galkayo ayaa fariin qalbi leh u dirtay dhiggooda Puntland, iyagoo ku boorinaya inay diidaan kala qaybsanaanta siyaasadeed iyo inay ilaashadaan nabadda iyo walaaltinimada isku xirta magaalada.