Topic
Warkasta is tracking nugaal across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches deni, gobolka, and basaska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Afar qof oo watay saxiimad ayaa lagu diley duqeyn ka dhacday xeebta Garmaal ee Gobolka Nugaal, halkaas oo kooxo Soomaali ah ku haystaan maraakiib raran, sida ay sheegeen dadka deegaanku afarta qof oo ahaa dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa dhintay markii ay ku dhacday duqeyn ka timi maraakiibta caalamiga ah ee badda gaafwareegaya, xilli ay ku sii […] The post Duqeyn lagu dilay Afar qof oo watay D

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe kulan muhiim ah kula yeeshay isimada,…

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu waddaa in uu maanta kulan la qaato waxgaradka gobolka Nugaal, kaas oo looga… Sii akhri

Booliska gobolka Nugaal ayaa mamnuucay in dhalinyarada safarrada ciyaaraha u baxa lagu qaado sariirta kore ee basaska, taas oo ay… Sii akhri

Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa soo saaray amar lagu xoojinayo badqabka shacabka iyo amniga safarrada,…

Maamulka gobolka Nugaal ee Puntland ayaa eedaymo culus u jeediyey qaar kamid ah siyaasiyiinta reer Puntland…

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa kulan la yeeshay xildhibaannada gobolka Nugaal ee ku jira…