Topic
Warkasta is tracking offensive across 1 report from 1 source. Recent coverage touches government and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Arbacada 19 Agoosto 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar ka bilowday aagga Teedaan, degmada Mahaas, gobolka Hiraan. Taliyaha Ciidamada Dhulka Soomaaliya, Janaraal Sahal Cabdullaahi Omar Gen Khalid, shalay galab ayaa soo gaaray aagga Teedaan, degmada Mahaas, gobolka Hiraan. Gen Khalid, taliyaha ciidamada lugta Soomaaliya, ayaa gudbiyay […] Qoraalka Dowladda Soomaaliya oo weerar ka bilowday aagga Teedaan, degmada Mahaas, gobolka Hiraan.