Topic
putin
2 stories

Trump ayaa shir madaxeedka Putin iyo Zelensky ugu yeeray “mid weyn” wuxuuna ku booriyay wadahadal
Jun 05(Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay “wanaagsan tahay” in la arko Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo la fadhiya hoggaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ka dib markii Mr Zelensky uu ku booriyay wadahadallo fool ka fool ah, isagoo carabka ku adkeeyay in heshiis kasta uu u baahan doono tanaasul labada dhinac. “Waan ku faraxsanahay inay […]
SOAsalJowhar4 daqiiqo akhris

Putin: Xiriirkeena Shiinaha wuxuu gaaray ‘heerkii u sarreeyay’
Madaxweyneyaasha Xi Jinping iyo Vladimir Putin ayaa mid walba ammaanay xiriirka laba geesoodka ah ee dalalkooda intii uu socday booqashada hoggaamiyaha Ruushka uu ku tagay Beijing.
SOAsalHorseed Media1 daqiiqo akhris