Topic
Warkasta is tracking qaabilsanaa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dilay and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Sabti 15 Aug 2025 {HMC} Hay,ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa Sheegtay in ay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise, oo 25 KM u jira magaalada Jowhar ku dishay sagaal Xubnood oo ka tirsanaa AS kuwaas oo uu kujiro Amiirkii Kooxda U qaabilsanaa Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle.