Topic
Warkasta is tracking suuj across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and people, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Talaado 18 Agoosto 2026 {HMC} Afar nin ayaa ku dhintay iyo laba kalena waa dhaawacmeen duqeyn ka dhacday galabnimadii maanta aagga xeebta Suuj ee degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal. Ragga dhintay waxay ku jireen doon ku dhaceysa xeebta, sida uu sheegay qof deggan oo la hadlay warbaahinta deegaanka […] Qoraalka Afar qof ayaa ku dhintay duqeyn ka dhacday aagga Suuj ee gobolka Nugaal Puntland Soomaaliya. appe