Topic
Warkasta is tracking xds across 1 report from 1 source. Recent coverage touches taakuleynta and taliyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa xarunta Taliska Taakuleynta ku qaabilay Taliyaha Dugsiga Tababarada ee TURKSOM, Jeneraal Sabahattin Kalkan. Kulanka labada taliye ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta iyo iskaashiga u dhexeeya Taliska Taakuleynta XDS iyo Dugsig