Topic
Warkasta is tracking xeebta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches duqeyn and nugaal, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Afar qof oo watay saxiimad ayaa lagu diley duqeyn ka dhacday xeebta Garmaal ee Gobolka Nugaal, halkaas oo kooxo Soomaali ah ku haystaan maraakiib raran, sida ay sheegeen dadka deegaanku afarta qof oo ahaa dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa dhintay markii ay ku dhacday duqeyn ka timi maraakiibta caalamiga ah ee badda gaafwareegaya, xilli ay ku sii […] The post Duqeyn lagu dilay Afar qof oo watay D