Topic
Warkasta is tracking xorriyaddii across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gobollada and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu xusay 66-guurada kasoo wareegtay xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, oo ku beegnayd 26-kii Juun 1960-kii. Munaasabadda ayaa lagu maamuusay halgankii gobannimo-doonka Soomaaliyeed iyo kaalintii ay halyeeyadii Soomaaliyeed ka qaateen hanasha