Topic
Warkasta is tracking xukuumadii across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hore and koonfur, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray is-xogwareysi, is-dhaafsiga waayo-aragnimada maamulka iyo sidii loo sii xoojin lahaa wadajirka, wada-shaqeynta iyo horumarinta hay’adaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hoggaamiyaha ayaa uga mahadceliyey Golaha Xukuumadd