Beesha caalamka oo Soomaalida ku heshiisiinaysa Xalane.
Xayndaabka xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulamo ku yeelanaya Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah…

Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta kulamo ku yeelanaya xerada Xalane ee Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- Kulamada waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha doorashooyinka.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa diyaariyey nooc doorasho oo dad badan ka qayb-geleyaan.
- Villa Somalia ayaa weli ku adkaysanaysa dameceeda hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah.
“Kulamadaan oo ay garwadeen ka yihiin wakiilo ka socda beesha caalamka kana qabsoomaya xarunta JOCC.”
Sababta ay muhiim u tahay: Soomaalida ayaa muhiim u ah in la helo hab doorasho oo cadaalad ah si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Xayndaabka xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulamo ku yeelanaya Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah…
Xayndaabka xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulamo ku yeelanaya Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah ee Somalia iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku midaysan yihiin Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah intooda badan.
Kulamadaan oo ay garwadeen ka yihiin wakiilo ka socda beesha caalamka kana qabsoomaya xarunta JOCC ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo jeexi lahaa dhabbe ay ku midaysan yihiin dhinacyadu oo dalka looga gudbiyo marxaladda kala guurka.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed diyaariyey nooc doorasho oo dad badan ka qayb-geleyaan layskuna dhafayo kuraasta gobol kasta, halka Villa Somalia ay weli ku adkaysanayso dameceeda hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan