Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

Ciidanka taabacsan Lafta-gareen oo dagaal kula wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

May 30(Jowhar) Ciidanka taabacsan Laftagareen ayaa galay gudaha magaalada Baydhabo, gaar ahaana agagaarka loo yaqaano afar Irdoodka, halkaas oo ah xudunta magaalada, ayna ku dhow yihiin xarumaha amniga ilaa wasaaradaha, iyadoo halkaas iska caabin xoogan ka dhacday, warar hordhac ah ayaa xaqiijinaya in dad kale duwan ay dhinteen. Ciidanka magaalada galay ayaa labo dhinac isku […]

SO
Ciidanka taabacsan Lafta-gareen oo dagaal kula wareegay qeybo kamid ah Baydhabo
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

May 30(Jowhar) Ciidanka taabacsan Laftagareen ayaa galay gudaha magaalada Baydhabo, gaar ahaana agagaarka loo yaqaano afar Irdoodka, halkaas oo ah xudunta magaalada, ayna ku dhow yihiin xarumaha amniga ilaa wasaaradaha, iyadoo halkaas iska caabin xoogan ka dhacday, warar hordhac ah ayaa xaqiijinaya in dad kale duwan ay dhinteen.

Ciidanka magaalada galay ayaa labo dhinac isku jiray koox horey gudaha ugu diyaarsanaa iyo ciidan aroornimadii hore banaan kasoo galay, kuwaas oo jiiray meelihii ay daganayeen ciidamada DFS ay geysay magaaladan markii ay qabsanaysay.

Ciidamadan ayaa gaaray qalbiga magaaladan, waxaana saaka aroornimada hore lafilayay in la dhaariyo xildhibaanadii kusoo baxay doorashadii ay DFS ka qabatay magaaladan, taas oo aan wali lagu guuleysan.

Afhayeenka ciidanka taabacsan Laftagareen ayaa ku dhawaaqay in ay magaalada qabsadeen, hayeeshee dhinaca kale maamulka KMG ah ayaa beeninaya, wararkooda ayaan iskau dhex bilqan.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralbaydhabociidankataabacsan
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.