Daawo: R/W Xamza oo war culus kasoo saaray xiisadda ka taagan Beledweyne
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Beledweyne intii uu khudbad ka jeedinayay caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xamza ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go’an tahay in xal rasmi ah laga gaaro tabashada ay qabaan reer Hiiraan, si ay ula midoobaan maamulka HirShabelle.
- “Waxaan ogahay qaar badan oo kamid ah reer Hiiraan inay qabaan tabashooyin soo jireen ah oo la xiriira arrimaha HirShabelle oo aan cusbeyn, waxaan rabaa inaan sheego inay naga go’an tahay tabashooyinkaas in la xalliyo,” ayuu yiri Ra’iisul wasaaruhu.
- Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in laga garaabo tabashooyinka jira ee ay qabaan shacabka reer Hiiraan, gaar ahaan beesha Xawaadle, si looga gudbo khilaafaadka ka taagan HirSHabelle.
- “Ma sii socon karaan tabashooyinkaas, waxaan diyaar u nahay in la wada-hadalno kadibna la’isaga garaabo tabashooyinka saxda ah arrintaas haddii ay tahay madaxda heer State iyo heer Federaal waa naga go’an tahay, waana wadnaa qorshaheeda,” ayuu raaciyay Xamza.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tabashooyinka gaarka ah ee reer Hiiraan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xamza ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go’an tahay in xal rasmi ah laga gaaro tabashada ay qabaan reer Hiiraan.
- Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in laga garaabo tabashooyinka jira ee ay qabaan shacabka reer Hiiraan, gaar ahaan beesha Xawaadle.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in haatan xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne, halkaas oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan siyaasiyiin gadoodsan oo kasoo horjeeda maamulka HirShabelle.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo maanta khudbad ka jeediyay caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Xamza ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go’an tahay in xal rasmi ah laga gaaro tabashada ay qabaan reer Hiiraan, si ay ula midoobaan maamulka HirShabelle.
“Waxaan ogahay qaar badan oo kamid ah reer Hiiraan inay qabaan tabashooyin soo jireen ah oo la xiriira arrimaha HirShabelle oo aan cusbeyn, waxaan rabaa inaan sheego inay naga go’an tahay tabashooyinkaas in la xalliyo,” ayuu yiri Ra’iisul wasaaruhu.
Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in laga garaabo tabashooyinka jira ee ay qabaan shacabka reer Hiiraan, gaar ahaan beesha Xawaadle, si looga gudbo khilaafaadka ka taagan HirSHabelle.
“Ma sii socon karaan tabashooyinkaas, waxaan diyaar u nahay in la wada-hadalno kadibna la’isaga garaabo tabashooyinka saxda ah arrintaas haddii ay tahay madaxda heer State iyo heer Federaal waa naga go’an tahay, waana wadnaa qorshaheeda,” ayuu raaciyay Xamza.
Waxaa kale oo uu baaq u diray odayaasha dhaqanka Hiiraan oo uu ka dalbaday inay la midoobaan HirShabelle, ayna ka shaqeeyaan horurmarka deegaanka iyo sidii loo sii wadi lahaa la dagaallanka Al-Shabaab oo ay caan ku yihiin dadka deegaankaasi.
Goor sii horreysay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo isna ka hadlayay xiisadda ka taagan Beledweyne ayaa ku dhawaaqay in caasimadda la siiyay reer Hiiraan, loona baahan yahay inay keeenan magaalo nabad ah oo ay ku shaqeyn karaan madaxda sare ee HirShabelle kadibna halkaas uu u guuri doono maamulka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay dadka tabashada qaba inay is dajiyaan, ayna iska daayaan, inay sameeyaan wax aargoosi ah, maadaama loo ogol yahay caasimada.
Hadalkan ayaa kusoo aadaya xilli haatan xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne, halkaas oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan siyaasiyiin gadoodsan oo kasoo horjeeda maamulka HirShabelle. Dhanka kale, magaalada waxaa qayb kamid ah ku sugan Madaxweyne Ku-xigeenka cusub ee HirShabelle, Cabdifitaax Xasan Afrax, kaas oo isaguna wada dadaallo ku aadan sidii loo dajin lahaa xaaladda guud, kadibna loo wada-hadli lahaa.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Beledweyne intii uu khudbad ka jeedinayay caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle. Wuxuu adkeeyay in dowladda federaalka ay ka go'an tahay in xal rasmi ah laga gaaro tabashada reer Hiiraan.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Beledweyne intii uu khudbad ka jeedinayay caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle.
- Xamza ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go’an tahay in xal rasmi ah laga gaaro tabashada ay qabaan reer Hiiraan.
- Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in laga garaabo tabashooyinka jira ee ay qabaan shacabka reer Hiiraan, gaar ahaan beesha Xawaadle.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in haatan xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne, halkaas oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan siyaasiyiin gadoodsan oo kasoo horjeeda maamulka HirShabelle.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya siyaasiyiin kale ama dhinacyada ku lugta leh xiisadaha.
- Eedeymaha Ra’iisul wasaaraha ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan tabashooyinka gaarka ah ee reer Hiiraan.
Gunaanadka akhristaha
Khudbadda Ra’iisul wasaaraha ayaa muujinaysa niyadda dowladda federaalka ee ah inay wax ka qabato tabashooyinka deegaanka iyadoo ay jiraan xiisado sii kordhaya oo ka taagan Beledweyne.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tabashooyinka gaarka ah ee reer Hiiraan?
- Sidee ayey dowladda federaalka u hirgelin doontaa wada-hadalka la soo jeediyay?
- Maxay yihiin cawaaqibka xiisadaha socda ee maamulka HirShabelle?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xamza · taagan · xiisadda
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada