Daawo: Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo si xun u weeraray taliye Shub
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Wasiirka Axmed Macallin Fiqi ayaa dhaliilay Taliyihii hore Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Mahad Shub) qaabkii uu u maamulayay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed intii uu xilka hayay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka ayaa sheegay in mar uu booqday xarunta Taliska Asluubta xilligii uu Mahad Cabdiraxmaan ahaa Taliyaha Ciidanka, balse uu la kulmay xaalad aad u liidata oo uu wajahayeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.
- Sidoo kale wuxuu eedeeyay taliyihii hore inuu ku mashquulsanaa arrimo la xiriira jabhad halkii uu xoogga saari lahaa hawlaha iyo waajibaadka ciidanka.
- “Odayga jabhadka duurka galay ee Taliye Shub, intii uu joogay ayaan Asluubta tagay, meesha meel baaba ayay ahayd, ileyn odayga jabhad ayuu ka shaqeynayay, ciidanba kama shaqeynaynin.” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.
- Waxaa kale oo uu intaas ku daray in haatan uu jiro farqi wayn oo u dhexeeya hab-maamulkii hore iyo kan hadda, isaga oo ammaanay tallaabooyinka uu qaaday taliyaha cusub.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Taliyihii hore Shub qaaday ee keentay dhaliilahan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Axmed Macallin Fiqi ayaa dhaliilay Taliyihii hore Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Mahad Shub) qaabkii uu u maamulayay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
- Wasiirka Fiqi ayaa sheegay in mar uu booqday xarunta Taliska Asluubta uu la kulmay xaalad aad u liidata oo uu wajahayeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.
- Wasiirka Fiqi ayaa eedeeyay taliyihii hore inuu ku mashquulsanaa arrimo la xiriira jabhad halkii uu xoogga saari lahaa hawlaha iyo waajibaadka ciidanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta weerar afka ah ku qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Mahad Shub), isaga oo si kulul u dhaliilay qaabkii uu u maamulayay ciidanka muddadii uu xilka hayay.
Wasiirka ayaa sheegay in mar uu booqday xarunta Taliska Asluubta xilligii uu Mahad Cabdiraxmaan ahaa Taliyaha Ciidanka, balse uu la kulmay xaalad aad u liidata oo uu wajahayeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.
Sidoo kale wuxuu eedeeyay taliyihii hore inuu ku mashquulsanaa arrimo la xiriira jabhad halkii uu xoogga saari lahaa hawlaha iyo waajibaadka ciidanka.
“Odayga jabhadka duurka galay ee Taliye Shub, intii uu joogay ayaan Asluubta tagay, meesha meel baaba ayay ahayd, ileyn odayga jabhad ayuu ka shaqeynayay, ciidanba kama shaqeynaynin.” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.
Waxaa kale oo uu intaas ku daray in haatan uu jiro farqi wayn oo u dhexeeya hab-maamulkii hore iyo kan hadda, isaga oo ammaanay tallaabooyinka uu qaaday taliyaha cusub.
Hadalkan ayaa imaanaya xilli haatan uu dibad joog yahay Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Mahad Shub), wuxuuna la safan yahay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen oo haatan dhaq-dhaqaaqyo hubeysan ka wada maamulkaasi.
Si kastaba, Fiqi ayaa inta badan khudbadihiisa ku weerara xubnaha kasoo horjeeda dowladda, isaga oo lagu yaqaanno inuu afkiisa ku difaaco xukuumadda uu markaas ka tirsan yahay.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Axmed Macallin Fiqi ayaa dhaliilay Taliyihii hore Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Mahad Shub) qaabkii uu u maamulayay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed intii uu xilka hayay.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Axmed Macallin Fiqi ayaa dhaliilay Taliyihii hore Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Mahad Shub) qaabkii uu u maamulayay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
- Wasiirka Fiqi ayaa sheegay in mar uu booqday xarunta Taliska Asluubta uu la kulmay xaalad aad u liidata oo uu wajahayeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.
- Wasiirka Fiqi ayaa eedeeyay taliyihii hore inuu ku mashquulsanaa arrimo la xiriira jabhad halkii uu xoogga saari lahaa hawlaha iyo waajibaadka ciidanka.
- Wasiirka Fiqi wuxuu sheegay in haatan uu jiro farqi wayn oo u dhexeeya hab-maamulkii hore iyo kan hadda, isaga oo ammaanay tallaabooyinka uu qaaday taliyaha cusub.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid Taliyihii hore Mahad Shub.
- Eedeymaha Wasiirka Fiqi ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo macluumaad dheeri ah ama aragtiyo ku saabsan xaaladda.
Gunaanadka akhristaha
Dhaliilaha Wasiirka Fiqi waxay muujinayaan dhibaatooyinka socda ee ka jira Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo xiisadaha u dhexeeya hogaaminta hadda iyo tan hore.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Taliyihii hore Shub qaaday ee keentay dhaliilahan?
- Sidee bay xaaladaha xabsiyada u beddeleen tan iyo xiliga Shub?
- Maxay yihiin cawaaqibka dhaliilahan ee maamulka hadda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · macallin · axmed · fiqi