Dadaalladii dhex-dhexaadinta ee Odayaasha oo fashilmay + Sababta
Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii u dhexeeyay xubnaha mucaaradka iyo qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee galabta ka dhacay hoteel Jasiira ayaa soo dhammaaday, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah. Kulanka oo saacado qaatay ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dadaalladii dhex-dhexaadinta ee ay wadeen Odayaasha Dhaqanka. Garaad Jaamac Garaad […

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii u dhexeeyay xubnaha mucaaradka iyo qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee galabta ka dhacay hoteel Jasiira ayaa soo dhammaaday, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah.
Kulanka oo saacado qaatay ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dadaalladii dhex-dhexaadinta ee ay wadeen Odayaasha Dhaqanka.
Garaad Jaamac Garaad Cali oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in iyagu ay dalbadeen kulanka, wuxuuna sheegay inay fashilmeen dadaalladii ay wadeen ee lagu dhex-dhexaadinayay dowladda iyo mucaaradka, si xal loo gaaro.
Sababta waxa uu ku sheegay in guddgii ay ku heshiiyeen odayaasha inuu dhismi waayay, isla markaana caqabadda ay ka timid dhaqanka Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan