Dagaal culus oo ka dhacay Baydhabo kadib markii ciidanka Lafta-gareen…
Baydhabo (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen. Dagaalka oo qarxay saaka aruurtii hore ayaa yimid kadib markii ciidamada daacadda u ah Lafta-gareen ay soo […] The pos

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Baydhabo (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen.
Dagaalka oo qarxay saaka aruurtii hore ayaa yimid kadib markii ciidamada daacadda u ah Lafta-gareen ay soo weerareen magaalada kadibna waxa ay iska caabin adag kala kulmeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada weerarka soo qaaday ay gudaha galeen qaybo kamid ah degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, balse saacado kadib ay dib uga baxeen magaalada.
Dagaalka ayaa sidoo kale dhaliyay khasaare xooggan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad kala duwan oo isugu jiro askar iyo shacab intaba.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan