Dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDagaal xooggan ayaa maanta ka dhacay Hiiraan ka dib markii Al-Shabaab weerar ku qaaday saldhig milatari oo federaal ah oo ku yaalla Coomaad, Matabaan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Weerarka kadib waxaa halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo isku dhinac ah, iyadoo kooxda weerarka qaaday ay dooneysay inay la wareegto deegaanka.
- Coomaad ayaa ah deegaan muhiim u ah isku socodka gaadiidka gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, kuwaas oo hoostaga maamullada HirShabeelle iyo Galmudug, waxaana saldhigga ciidamada dowladda uu door ku leeyahay amniga labada gobol.
- Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli Al-Shabaab ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka waddo qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, waxaana wararka qaar ay arrintan ku xiriirinayaan khilaafka siyaasadeed ee taagan iyo hoos u dhaca howl-galladii dowladda federaalka ay ku garab taagnaayeen Macawiisleyda.
- Muhiimadda amni ee Coomaad ayaa ka dhigaysa goob ay labada dhinac u arkaan meel istaraatiiji ah, maadaama ay ku taallo dhul isku xira deegaanno ka tirsan Hiiraan iyo Galgaduud.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirooyinka khasaaraha rasmiga ah ee dagaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig milatari oo federaal ah oo ku yaalla Coomaad, Matabaan.
- Dagaal xooggan oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda ayaa ka dhacay kadib weerarka.
- Weerarkan ayaa lagu xiriirinayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo Al-Shabaab ka waddo gobolka Hiiraan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Matabaan (Caasimada Online) – Wararka laga helayo galbeedka gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay saaka weerar ku qaadeen saldhig ay ciidanka federaalka ku leeyihiin deegaanka Coomaad ee degmada Matabaan.
Weerarka kadib waxaa halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo isku dhinac ah, iyadoo kooxda weerarka qaaday ay dooneysay inay la wareegto deegaanka.
Coomaad ayaa ah deegaan muhiim u ah isku socodka gaadiidka gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, kuwaas oo hoostaga maamullada HirShabeelle iyo Galmudug, waxaana saldhigga ciidamada dowladda uu door ku leeyahay amniga labada gobol.
Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli Al-Shabaab ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka waddo qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, waxaana wararka qaar ay arrintan ku xiriirinayaan khilaafka siyaasadeed ee taagan iyo hoos u dhaca howl-galladii dowladda federaalka ay ku garab taagnaayeen Macawiisleyda.
Muhiimadda amni ee Coomaad ayaa ka dhigaysa goob ay labada dhinac u arkaan meel istaraatiiji ah, maadaama ay ku taallo dhul isku xira deegaanno ka tirsan Hiiraan iyo Galgaduud.
Illaa hadda si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalka, iyadoo sidoo kale aan si cad loo ogeyn cidda gacanta ku haysa deegaanka Coomaad kadib dagaalka.
Maamulka HirShabeelle ayaan weli si rasmi ah uga hadlin weerarka iyo xaaladda deegaanka, iyadoo maamulka uu xilligan wajahayo culaysyo siyaasadeed oo ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wixii kasoo kordha kala soco Caasimada Online
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dagaal xooggan ayaa maanta ka dhacay Hiiraan ka dib markii Al-Shabaab weerar ku qaaday saldhig milatari oo federaal ah oo ku yaalla Coomaad, Matabaan.
Qodobada muhiimka ah
- Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig milatari oo federaal ah oo ku yaalla Coomaad, Matabaan.
- Dagaal xooggan oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda ayaa ka dhacay kadib weerarka.
- Weerarkan ayaa lagu xiriirinayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo Al-Shabaab ka waddo gobolka Hiiraan.
- Khasaaraha ka dhashay dagaalka si rasmi ah looma xaqiijin.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo tiro rasmi ah oo khasaaraha ka dhashay dagaalka.
- Maqaalku ma soo bandhigayso jawaab ka timid maamulka HirShabeelle ee ku saabsan weerarka.
- Maqaalku ma caddeynayo cidda gacanta ku haysa Coomaad kadib dagaalka.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Coomaad ayaa muhiim ah sababtoo ah muhiimaddeeda istiraatiijiga ah ee isku socodka gobollada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirooyinka khasaaraha rasmiga ah ee dagaalka?
- Maxay tahay xaaladda hadda ee gacanta Coomaad?
- Sidee ayuu maamulka HirShabeelle uga jawaabi doonaa weerarka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · hiiraan · gobolka
Sii akhri
- Xogta howlgal culus oo Danab iyo Mareykanka ka fuliyeen Shabeellaha Hoose
Caasimada Online
- Ugu yaraan 8 ayaa ku dhintay weerar maleeshiyo ah oo ka dhacay xadka Kenya iyo Itoobiya
Shabelle Media
- Kommandooyinka Danab ee Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal amni oo ka dhacay xadka Bay iyo Shabeellaha Hoose
Shabelle Media