DF oo meesha ka saartay walaaca laga qabo bixitaanka ciidamada Uganda
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan wax walaac ah ka qabin bixitaanka ciidamada Uganda ee howlgalka AUSSOM, iyadoo ku adkaysatay in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay la wareegaan goobaha ay banneeyaan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Warfaafinta, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in dowladda muddooyinkii dambe xoogga saartay diyaarinta iyo tababarka ciidamada qaranka, kuwaas oo qaarkood dhawaan dalka kusoo laabtay kadib markii ay tababar ku soo qaateen dibadda.
- Ciidamada Uganda ayaa qeyb ka mid ah goobihii ay ku sugnaayeen si toos ah ugu wareejiyay ciidamada Soomaaliyeed, taas oo wasiirka uu ku tilmaamay inay muujinayso diyaar-garowga dowladda ee la wareegidda mas’uuliyadda amniga.
- “Walaac kama qabno in arrintani wax ka beddesho xaaladda amniga dalka ama goobaha ay ciidamadaasi banneeyaan,” ayuu yiri Wasiir Cabdifataax, isagoo xusay in amniga Soomaaliya uusan ku tiirsanaan karin joogitaanka ciidamada shisheeye.
- Wasiirka ayaa sidoo kale ku dooday in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah, balse ay dalka yimaadeen xilli iyo muddo cayiman, sidaas darteedna bixitaankoodu uusan ka dhignayn in Soomaaliya aysan lahayn awood ciidan ama xulufo ay amnigeeda kala shaqeyso.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin diyaarinta gaarka ah ee Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay sameeyeen si ay u la wareegaan goobaha la banneeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan wax walaac ah ka qabin bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM.
- Wasiirka Warfaafinta, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay la wareegaan goobaha ay banneeyaan ciidamada shisheeye.
- Wasiirka ayaa sidoo kale ku dooday in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan wax walaac ah ka qabin bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM, iyadoo ku adkaysatay in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay la wareegaan goobaha ay banneeyaan ciidamada shisheeye.
Wasiirka Warfaafinta, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in dowladda muddooyinkii dambe xoogga saartay diyaarinta iyo tababarka ciidamada qaranka, kuwaas oo qaarkood dhawaan dalka kusoo laabtay kadib markii ay tababar ku soo qaateen dibadda.
Ciidamada Uganda ayaa qeyb ka mid ah goobihii ay ku sugnaayeen si toos ah ugu wareejiyay ciidamada Soomaaliyeed, taas oo wasiirka uu ku tilmaamay inay muujinayso diyaar-garowga dowladda ee la wareegidda mas’uuliyadda amniga.
“Walaac kama qabno in arrintani wax ka beddesho xaaladda amniga dalka ama goobaha ay ciidamadaasi banneeyaan,” ayuu yiri Wasiir Cabdifataax, isagoo xusay in amniga Soomaaliya uusan ku tiirsanaan karin joogitaanka ciidamada shisheeye.
Wasiirka ayaa sidoo kale ku dooday in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah, balse ay dalka yimaadeen xilli iyo muddo cayiman, sidaas darteedna bixitaankoodu uusan ka dhignayn in Soomaaliya aysan lahayn awood ciidan ama xulufo ay amnigeeda kala shaqeyso.
Waxa kale oo uu xusay in ciidamada qaranka ay xoreeyeen deegaanno badan, isla markaana shantii sano ee lasoo dhaafay dowladda ay dadaallo badan gelisay dhismaha iyo tababarka ciidamada qaranka.
Si kastaba, hadalka wasiirka ayaa jawaab u ah doodda sheegaysa in dowladda Soomaaliya aysan weli u diyaarsanayn inay si buuxda ula wareegto goobaha ay ka baxayaan ciidamada shisheeye, isla markaana amniga Muqdisho iyo deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe uu weli ku tiirsan yahay ciidamada nabad ilaalinta AUSSOM.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan wax walaac ah ka qabin bixitaanka ciidamada Uganda ee howlgalka AUSSOM, iyadoo ku adkaysatay in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay la wareegaan goobaha ay banneeyaan.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan wax walaac ah ka qabin bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM.
- Wasiirka Warfaafinta, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay la wareegaan goobaha ay banneeyaan ciidamada shisheeye.
- Wasiirka ayaa sidoo kale ku dooday in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah.
- Ciidamada Uganda ayaa qeyb ka mid ah goobihii ay ku sugnaayeen si toos ah ugu wareejiyay ciidamada Soomaaliyeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Warfaafinta.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo lagu bixiyay sheegashooyinka ku jira maqaalka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku saabsan bixitaanka ciidamada.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa kalsooni ku aaddan diyaar-garowga ciidamadeeda si ay u qaadaan mas'uuliyadda amniga marka ciidamada shisheeye baxaan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin diyaarinta gaarka ah ee Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay sameeyeen si ay u la wareegaan goobaha la banneeyay?
- Sidee ayuu bixitaanka ciidamada Uganda u saameyn doonaa xaaladda amniga Soomaaliya?
- Waa maxay waqtiga la filayo in si buuxda looga baxo ciidamada shisheeye?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · bixitaanka · uganda
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- WAR DEG DEG AH: Dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay dhacdadii 19-kii Nofeembar, ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif
Hiiraanweyn
- Safaaradda Jabuuti oo ka hadashay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha Beledweyne
Shabelle Media
- Guddoomiyaha Midowga Afrika oo qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika
Shabelle Media