Dhawaaqii Ugaaska Xawaadle oo saameeyay ciidanka xoogga dalka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiKumanaan askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa soo gaaray guriga Ugaaska beesha Xawaadle ee magaalada Beledweyne.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ciidankan oo ka soo baxay furimaha iyo goobaha ay ku sugan yihiin ciidanka xoogga dalka ayaa ajiibay farriintii saqda dhexe ee Ugaaskooda, taas oo ahayd in askarta beesha Xawaadle ee ku jira ciidanka xoogga dalka ay yimaadaan magaalada Beledweyne, si ay ula dareen noqdaan shacabka reer Hiiraan.
- Sidoo kale farriintii Ugaaska waxay sameysay maamulka Hirshabeelle, kaddib markii uu habeen hore is casilay guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye.
- Kacdoonka reer Hiiraan wuxuu ka dhashay qaabkii ay dowladda federaalka ku xulatay Cali Guudlaawe iyo awood qaybsi maamulka Hirshabeelle ee labada gobol.
- Doorashooyinkii ay dowladda federaalka ka qabatay maamullada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa horseeday qalalaase amni iyo kala qaybsanaan ka jirta deegaannadaas.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay askarta ka qaban doonaan Beledweyne?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidankan oo ajiibay farriintii saqda dhexe ee Ugaaskooda, taas oo ahayd in askarta beesha Xawaadle ee ku jira ciidanka xoogga dalka ay yimaadaan magaalada Beledweyne, si ay ula dareen noqdaan shacabka reer Hiiraan.
- Sidoo kale farriintii Ugaaska waxay sameysay maamulka Hirshabeelle, kaddib markii uu habeen hore is casilay guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye.
- Kacdoonka reer Hiiraan wuxuu ka dhashay qaabkii ay dowladda federaalka ku xulatay Cali Guudlaawe iyo awood qaybsi maamulka Hirshabeelle ee labada gobol.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Kumanaan askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa afartii maalmood ee u dambeeyay soo gaaray guriga Ugaaska beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ee magaalada Beledweyne.
Ciidankan oo ka soo baxay furimaha iyo goobaha ay ku sugan yihiin ciidanka xoogga dalka ayaa ajiibay farriintii saqda dhexe ee Ugaaskooda, taas oo ahayd in askarta beesha Xawaadle ee ku jira ciidanka xoogga dalka ay yimaadaan magaalada Beledweyne, si ay ula dareen noqdaan shacabka reer Hiiraan.
Sidoo kale farriintii Ugaaska waxay sameysay maamulka Hirshabeelle, kaddib markii uu habeen hore is casilay guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye.
Kacdoonka reer Hiiraan wuxuu ka dhashay qaabkii ay dowladda federaalka ku xulatay Cali Guudlaawe iyo awood qaybsi maamulka Hirshabeelle ee labada gobol.
Doorashooyinkii ay dowladda federaalka ka qabatay maamullada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa horseeday qalalaase amni iyo kala qaybsanaan ka jirta deegaannadaas.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Kumanaan askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa soo gaaray guriga Ugaaska beesha Xawaadle ee magaalada Beledweyne. Ciidankan oo ajiibay farriintii Ugaaskooda ayaa yimid si ay ula dareen noqdaan shacabka reer Hiiraan.
Qodobada muhiimka ah
- Kumanaan askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa soo gaaray guriga Ugaaska beesha Xawaadle ee magaalada Beledweyne.
- Ciidankan oo ajiibay farriintii saqda dhexe ee Ugaaskooda, taas oo ahayd in askarta beesha Xawaadle ee ku jira ciidanka xoogga dalka ay yimaadaan magaalada Beledweyne, si ay ula dareen noqdaan shacabka reer Hiiraan.
- Sidoo kale farriintii Ugaaska waxay sameysay maamulka Hirshabeelle, kaddib markii uu habeen hore is casilay guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye.
- Kacdoonka reer Hiiraan wuxuu ka dhashay qaabkii ay dowladda federaalka ku xulatay Cali Guudlaawe iyo awood qaybsi maamulka Hirshabeelle ee labada gobol.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha maamulka Hirshabeelle ama dowladda federaalka ee ku saabsan qalalaasaha.
- Eedeymaha ku saabsan imaatinka askarta iyo farriinta Ugaaska ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan cawaaqibka is casilaadda guddoomiyaha.
Gunaanadka akhristaha
Imaatinka askarta ee Beledweyne wuxuu la xiriiraa qalalaasaha deegaanka iyo isbeddelada hogaaminta ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay askarta ka qaban doonaan Beledweyne?
- Sidee ayuu maamulka Hirshabeelle uga jawaabi doonaa qalalaasaha?
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka is casilaadda guddoomiyaha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xawaadle · ciidanka · ugaaska