Dil lagu tilmaamay mid "argagax iyo uur ku taallo reebaya sanado badan" oo ka dhacay Beledweyne
Waxa dhacay
Hal il · BBC Somali
Macallin la yiraahdo Cabdullaahi Taakooy ayaa lagu dilay Beledweyne, sida la sheegayna dilkiisu wuxuu ka dhashay arrimo qabiil.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinSheekh Cumar wuxuu muujiyay walaac ku saabsan saameynta khilaafaadka qabiilka ee qoysaska, isagoo ku baaqay nabad.
- Allaha u raxmadee waxaa maalmo ka hor magaalada Beledweyne lagu asaasay Macallim Cabdullaahi Taakooy, oo sida ehelkiisu BBC-da u sheegeen loo dilay aano qabiil owgeed.
- Marxuumku, wuxuu dhowr iyo toban sano ahaa macallin dugsi Qur'aan oo caan ka ahaa magaalada Beledweyne iyo nawaaxigeeda.
- Sheekh Cumar Faaruuq Sheekh Ahmed, oo ay qaraabo yihiin marxuunka ayaa BBC-da u sheegay in dilkiisu isaga ku noqday uur ku taallo iyo xanuun gaar ah.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa saameynta rabshadaha qabiilka ee bulshooyinka iyo qoysaska Beledweyne, isagoo kor u qaadaya baahida loo qabo xalinta khilaafaadka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo xalliyo khilaafaadka qabiilka ee Beledweyne?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sheekh Cumar Faaruuq ayaa sheegay in dilku uu sababay xanuun weyn oo qoyska ku dhacay.
- Maqaalku wuxuu xusay in marxuumku uu ahaa macallin Qur'aan oo caan ka ah Beledweyne muddo ka badan toban sano.
- Sheekh Cumar wuxuu muujiyay walaac ku saabsan saameynta khilaafaadka qabiilka ee qoysaska, isagoo ku baaqay nabad.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dil lagu tilmaamay mid "argagax iyo uur ku taallo reebaya sanado badan" oo ka dhacay Beledweyne
Allaha u raxmadee waxaa maalmo ka hor magaalada Beledweyne lagu asaasay Macallim Cabdullaahi Taakooy, oo sida ehelkiisu BBC-da u sheegeen loo dilay aano qabiil owgeed.
Marxuumku, wuxuu dhowr iyo toban sano ahaa macallin dugsi Qur'aan oo caan ka ahaa magaalada Beledweyne iyo nawaaxigeeda.
Sheekh Cumar Faaruuq Sheekh Ahmed, oo ay qaraabo yihiin marxuunka ayaa BBC-da u sheegay in dilkiisu isaga ku noqday uur ku taallo iyo xanuun gaar ah.
"Saamayn aad u culus, aad u culus ayey igu yeelatay, hooyaday yaraanteeda Canab ayaa 8 carruur ah u haysay, macalin Cabdillaahi, oo iyada iyo macalinku subac ay isla gali-jireen ayay isku calmadeen,"ayuu yiri Sheekh Cumar.
Wuxuu intaas ku daray in welwelka ugu badan ee hadda haya uu yahay in walaashii ay siddeed carruura oo marxuunku ka tagay ay hadda kali ku tahay.
Dhanka kale Sheekh Cumar Faaruuq, ayaa sheegay in arrinta dilka aanada qabiil ah ee labada qoys dhexmaratay ay isaga ku noqotay "kugu dhimay kaana dhimay"
Isagoo ka hadlayey sida cidda lagu tuhunsanyahay dilkiisa ay u yihiin ehel ay dhalyo ka dhaxayso ayuu sheegay… "Reerka ay walaalah yihiin reerkan kale ee lagu tuhmayo macallin Cabdullaahi dilkiisa, iyadana Faadumo Sheekh Axmed Sheekh Cabdullaahi oo walaashay ah ayaa 8 carruura u dhashay oo carruurtii joogaan, marka hashii labada dhinac ka gubnayd baan ahay"
Sheekh Cumar, wuxuu BBC-da u sheegay in mudadii ka horeysay ee cabsida ay jirtay uu is waydiinayey "War see yeeshaa Canab iyo Faadumaa dirirayee, war seen yeellaa Canab iyo Faadumaa xabad isku ridayee, saasa warkaygu ahaa , laakiin saamayn culus ayey nagu yeellatay aniga iyo walaalahay iyo ehelka oo dhan".
Wuxuu isagoo dareemaya dhibta gaarka u gaartay iyo sida aanada qabiilku u tahay mid qoys iyo qofba uur ku taallo ku ah uu sheegay in wax badan isbeddeleen.
"Waxaan leeyahay ha la waantoobo, waxa aniga igu dhacay kaligay qofkasta ha ka fekaro, oo dhibtaasi yeysan sii socon"ayuu hadalkiisa ku gunaanaday Sheekh Cumar isagoo si dareen leh uga codsay Soomaalida in la ilaaliyo dadka Birmo-Gaydada ah.
Dadka aysan birtu gayin waxaa loo kala saaraa 2 kooxood oo kala ah Biri-ma-geydo joogto ah oo xilli kasta ka caagan in aano loo dilo iyo kuwo xasaanadoodu ku kooban wakhti cayimin.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Macallin la yiraahdo Cabdullaahi Taakooy ayaa lagu dilay Beledweyne, sida la sheegayna dilkiisu wuxuu ka dhashay arrimo qabiil. Dilku wuxuu sababay xanuun weyn oo qoyska ku dhacay.
Qodobada muhiimka ah
- Macallin la yiraahdo Cabdullaahi Taakooy ayaa lagu dilay Beledweyne, sida la sheegayna dilkiisu wuxuu ka dhashay arrimo qabiil.
- Sheekh Cumar Faaruuq ayaa sheegay in dilku uu sababay xanuun weyn oo qoyska ku dhacay.
- Maqaalku wuxuu xusay in marxuumku uu ahaa macallin Qur'aan oo caan ka ah Beledweyne muddo ka badan toban sano.
- Sheekh Cumar wuxuu muujiyay walaac ku saabsan saameynta khilaafaadka qabiilka ee qoysaska, isagoo ku baaqay nabad.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira sababta dilka.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dhinacyada lagu eedeeyay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadalada xubnaha qoyska mana ku jirto aragtiyo ballaaran oo ka timid bulshada.
Gunaanadka akhristaha
Dilkii macallin caan ah ayaa muujinaya caqabadaha sii socda ee ay khilaafaadka qabiilku ku hayaan gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo xalliyo khilaafaadka qabiilka ee Beledweyne?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo ku saabsan dilka Cabdullaahi Taakooy?
- Sidee ayay hay'adaha maxalliga ah uga jawaabayaan walaacyada ay qoyska ka muujiyeen?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa saameynta rabshadaha qabiilka ee bulshooyinka iyo qoysaska Beledweyne, isagoo kor u qaadaya baahida loo qabo xalinta khilaafaadka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · beledweyne · badan · argagax
Sii akhri
- Dal Soomaaliya deris la ah oo ka mid ah 10-ka wadan ee la filayo inay yeeshaan tirada ugu badan ee Muslimiinta 2050
BBC Somali
- Dhageyso:Yaa sameyay Heesta gilgishay baraha bulshada Carabta iyo Soomaalida kadib khilaafka Muqdisho iyo Abu Dubai
BBC Somali
- Xiritaanka xafiiska siyaasadda QM ee Soomaaliya, guul mise guuldarro?
BBC Somali