Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

Doon xoolo badan siday oo ka baxday Berbera oo ku gubatay Marinka Hormuz

May 13(Jowhar) Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya Dooni xoolo siday oo ka baxday magaalada Berbera ee Somaliland, taas oo lagu magacaabo Xaaji Cali, kuna sii jeeda dalalka Khaliijka ayaa ku gubatay afaafka hore ee Marinka Hormuz-ka, iyadoo waday xoolo fara badan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed, sida ay xoguhu sheegayaan. Doonida ayaa kugubatay biyaha […]

SO
Doon xoolo badan siday oo ka baxday Berbera oo ku gubatay Marinka Hormuz
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar

Doon xoolo badan siday oo ka baxday magaalada Berbera ayaa ku gubatay Marinka Hormuz.

Maxaa la shaaciyey

  1. Doonida lagu magacaabo Xaaji Cali ayaa gubatay iyadoo ku sii jeeday dalalka Khaliijka.
  2. Doonidu waxay gubatay biyaha u dhaxeeya Cumaan iyo Imaaraatka Carabta.
  3. Xoolaha dooni siday ayaa loogu talogalay xiliga Carafada.

Macnaha guud

Doonida ayaa gubatay xilli ay dooneysay in ay gasho aaga xasaasiga ah.

Doonida ayaa kugubatay biyaha u dhaxeeya Cumaan iyo Imaaraatka Carabta.

Marinka Hormuz
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Somali ganacsato ayaa xoolo ku waayay gubashada dooni, taas oo saameyn ku yeelan karta dhaqaalaha.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

May 13(Jowhar) Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya Dooni xoolo siday oo ka baxday magaalada Berbera ee Somaliland, taas oo lagu magacaabo Xaaji Cali, kuna sii jeeda dalalka Khaliijka ayaa ku gubatay afaafka hore ee Marinka Hormuz-ka, iyadoo waday xoolo fara badan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed, sida ay xoguhu sheegayaan.

Doonida ayaa kugubatay biyaha u dhaxeeya Cumaan iyo Imaaraatka Carabta, xili ay doonaysay in ay gasho aaga xasaasiga ah, waxaana la xaqiijiyey in ay xoolo loogu talogalay xiliga Carafada.

Todobaadkii hore dooni ka baxday Cuman, oo kusocotay Yemen oo agabyo Bagaash ah waday ayaa Drone ayaa lagu qarxiyey, iyadoo aan faahfaahin laga bixin.

Lama garanayo cida beegsatay, Tan ayaa hakad galisay Doonyo Soomaaliyeed oo kasoo bixi lahaa Imaaraatka.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralbaxdaysidayxoolo
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.