Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Puntland Postgeneral

Dowladda Biritayn oo digniin ka soo saartay Togdheer, Sanaag iyo Sool

Dowladda Biritayn ayaa cusboonaysiisay digniinta safarka ee ay ka bixiso Soomaaliya, iyada oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay ku safraan… Sii akhri

SO
Dowladda Biritayn oo digniin ka soo saartay Togdheer, Sanaag iyo Sool
Sawir / xog muuqaal ah · Puntland Post

Dowladda Biritayn ayaa cusboonaysiisay digniinta safarka ee Soomaaliya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay in ay ku safraan gobollada Togdheer, Sanaag iyo Sool.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dowladda Biritayn waxay mamnuucday dhammaan safarada lagu tagayo Soomaaliya.
  2. Digniinta ayaa la xiriirta khataraha amni iyo weerarada kooxaha argagixisada.
  3. Dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa sii xoogeystay.

Macnaha guud

Digniinta ayaa timid kadib markii ay kordheen khataraha amni ee ka jira Soomaaliya.

Dowladda Biritayn waxay sheegtay in qof kasta oo go’aansada in uu sii joogo Soomaaliya looga baahan yahay in uu yeesho qorshe degdeg ah oo u gaar ah.

Soomaaliya
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo kuwa caalamiga ah ayaa u baahan in ay ka warqabaan xaaladaha amni ee dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Puntland Post

Dowladda Biritayn ayaa cusboonaysiisay digniinta safarka ee ay ka bixiso Soomaaliya, iyada oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay ku safraan qaybo ka mid ah gobollada Koonfurta iyo Waqooyiga.

Warbixin ka soo baxday wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaas ayaa lagu sheegay in ay dowladda Biritayn mamnuucday dhammaan safarada lagu tagayo Soomaaliya oo ay ku jiraan gobollada Togdheer, Sanaag iyo Sool, sababo la xiriira khataraha amni iyo weerarada ay geystaan kooxaha argagixisada.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu xusay in dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ay sii xoogeysteen, gaar ahaan deegaannada ku dhow magaalada Muqdisho.

Dowladda Biritayn waxay sheegtay in qof kasta oo go’aansada in uu sii joogo Soomaaliya looga baahan yahay in uu yeesho qorshe degdeg ah oo u gaar ah, maadaama aanu ku tiirsanaan karin taageero rasmi ah oo dowladda Biritayn ah haddii xaalad degdeg ah dhacdo.

Isha: Puntland Post. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Puntland Post
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraldowladdabiritayntogdheer
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.