Dowladda Ingiriiska oo digniin ka soo saartay SOOMAALIYA
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Ingiriiska ayaa markale cusboonaysiisay digniinta safarka ee Soomaaliya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan qeybo badan oo kamid ah dalka sababo lagu sheegay xaaladdo amni oo weli taagan. War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Biritayn ayaa lagu sheegay in dowladdaasi ay mamnuucday dhammaan safarrada aan daruuriga ahayn ee […] The

Dowladda Ingiriiska ayaa cusboonaysiisay digniinta safarka ee Soomaaliya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan qeybo badan oo kamid ah dalka.
Maxaa la shaaciyey
- Dowladda Ingiriiska ayaa mamnuucday dhammaan safarrada aan daruuriga ahayn ee lagu tagayo Soomaaliya.
- Digniinta ayaa si gaar ah u xustay gobollada Togdheer, Sanaag iyo Sool oo khataro amni ka jiraan.
- Dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa sii xoogeystay bilihii lasoo dhaafay.
Macnaha guud
Digniintan cusub ayaa kusoo aadeysa xilli Soomaaliya ay wajahaysa xaalado amni oo cakiran.
“Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in khatarta weerarrada argagixiso ay weli sareyso.”
Sababta ay muhiim u tahay: Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo kuwa caalamiga ah waxay u baahan yihiin inay ogaadaan khataraha amni ee ka jira Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Ingiriiska ayaa markale cusboonaysiisay digniinta safarka ee Soomaaliya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan qeybo badan oo kamid ah dalka sababo lagu sheegay xaaladdo amni oo weli taagan.
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Biritayn ayaa lagu sheegay in dowladdaasi ay mamnuucday dhammaan safarrada aan daruuriga ahayn ee lagu tagayo Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Koonfurta iyo qaar kamid ah waqooyiga dalka.
Digniinta ayaa si gaar ah u xustay gobollada Togdheer, Sanaag iyo Sool, kuwaas oo lagu tilmaamay deegaanno ay ka jiraan khataro amni, colaado iyo weerarro ay fuliyaan kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab.
Sidoo kale, warbixinta ayaa lagu sheegay in dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab ay sii xoogeysteen bilihii lasoo dhaafay, gaar ahaan deegaannada ku dhow magaalada Muqdisho iyo gobollada kale ee Koonfurta dalka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan