Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay kaalinta 1-aad ee Soomaaliya kasoo muuqatay
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Maqaalku wuxuu sheegayaa fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay kaalinta 1-aad ee Soomaaliya ee warbixinta Hay’adda Global Safety Report, taasoo muujinaysa in 74% muwaadiniinta ay dareemaan ammaan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qiimeyntan ayaa lagu saleeyay sida ay muwaadiniintu u dareemaan amnigooda nolol maalmeedka, gaar ahaan marka ay habeenkii safraan iyo marka ay u kala gudbaan deegaannada kala duwan ee dalka.
- Natiijada ayaa Soomaaliya ka dhigtay dalka ugu sarreeya soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika, iyadoo sidoo kale ay ka sarreyso celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
- Marka la barbar dhigo dalal kale, Soomaaliya ayaa ka sarreysay Ruushka oo helay 72%, Boqortooyada Midowday oo heshay 71%, Faransiiska oo helay 71%, Hindiya oo gaartay 71% iyo Australia oo heshay 64%.
- Haddaba sidee looga fal-celiyay kaalinta 1-aad ee Soomaaliya kasoo muuqatay?
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee keenay dareenka sare ee amniga Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Warbixin kasoo baxday Hay’adda Global Safety Report ayaa muujinaysa in 74% muwaadiniinta Soomaaliya ay dareemaan ammaan.
- Soomaaliya ayaa kaalinta ugu sarreysa ku jirta soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya.
- Dareenka amniga Soomaaliya ayaa ka sarreeya celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay warbixinta kasoo baxday Hay’adda Global Safety Report oo ah hay’ad cilmi-baaris oo xog uruurin ku sameysa amniga caalamka, iyadoo qiimeynta la sameeyay ay Soomaaliya ka samaysay horumar dhinaca amniga, waxaana boqolkiiba 74 lagu qiyaasay dareenka badbaadada muwaadiniinta, sida lagu sheegay warbixinta.
Qiimeyntan ayaa lagu saleeyay sida ay muwaadiniintu u dareemaan amnigooda nolol maalmeedka, gaar ahaan marka ay habeenkii safraan iyo marka ay u kala gudbaan deegaannada kala duwan ee dalka.
Natiijada ayaa Soomaaliya ka dhigtay dalka ugu sarreeya soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika, iyadoo sidoo kale ay ka sarreyso celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
Marka la barbar dhigo dalal kale, Soomaaliya ayaa ka sarreysay Ruushka oo helay 72%, Boqortooyada Midowday oo heshay 71%, Faransiiska oo helay 71%, Hindiya oo gaartay 71% iyo Australia oo heshay 64%. Shiinaha ayaa isna la mid noqday Soomaaliya oo helay 74%.
Haddaba sidee looga fal-celiyay kaalinta 1-aad ee Soomaaliya kasoo muuqatay?
Cabdalle Xasan Isxaaq: Soomaaliyaa nabad waa tahay, laakiin goballo badan oo aan gacanta dowladda ku jirin baa jira”.
Almaas Cabdulle: Soomaaliya hormar wacan iyo cadowga ha jabo”.
Khayre M. Yoonis: “Dadka beenta ka daaya xaalada amini ee dalka halkuu marayo cidna kama qarsoone”.
Cismaan Cali: “Guul weyn waayey, wayna sii hagaagi doontaa nabadda iyo barwaaqada Jamhuuriyadda Soomaaliyeed”.
Axmed Aadan Bulshaawi “Aminigu si xawli ah buu usocda, Alle ha noo siyaadiyo Xasan iyo Xamse guuleysta”.
Ismaaciil A. Maxamed: “Somaaliya hanoolaato, ha Israacdo. Hormar waaro, cadawga Somaaliya Allaha jabiyo”.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu sheegayaa fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay kaalinta 1-aad ee Soomaaliya ee warbixinta Hay’adda Global Safety Report, taasoo muujinaysa in 74% muwaadiniinta ay dareemaan ammaan.
Qodobada muhiimka ah
- Warbixin kasoo baxday Hay’adda Global Safety Report ayaa muujinaysa in 74% muwaadiniinta Soomaaliya ay dareemaan ammaan.
- Soomaaliya ayaa kaalinta ugu sarreysa ku jirta soo kabashada amniga ee dalalka Saxaraha ka hooseeya.
- Dareenka amniga Soomaaliya ayaa ka sarreeya celceliska caalamka oo lagu sheegay 69 boqolkiiba.
- Fal-celinta kaalinta 1-aad ee Soomaaliya kasoo muuqatay waxaa ka mid ah aragtiyo kala duwan oo ka yimid muwaadiniinta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka Hay’adda Global Safety Report.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid mas'uuliyiinta dowladda ama daneeyayaasha kale.
- Maqaalku wuxuu ka maqan yahay faahfaahin ku saabsan habka loo cabbiro amniga ee Hay’adda Global Safety Report.
Gunaanadka akhristaha
Dareenka amniga Soomaaliya ayaa u muuqda inuu hagaagayo sida ku xusan Hay’adda Global Safety Report.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee keenay dareenka sare ee amniga Soomaaliya?
- Sidee ayay Hay’adda Global Safety Report u qeexdaa oo u cabbireysaa amniga?
- Maxay yihiin saamaynta kaalintan ay ku yeelan karto xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · fal · kasoo · celin
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada