Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqday Dadkii Ku Waxyeelloobay Weerarkii Baydhabo
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiHoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ku booqday qaar ka mid ah shacabka ku waxyeelloobay weerarkii ka dhacay magaalada Baydhabo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Hoggaamiyaha ayaa maamulka iyo dhakhaatiirta isbitaalka ka dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda caafimaad ee dhaawacyada iyo daryeelka caafimaad ee loo fidinayo.
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa dhaawacyada iyo ehelladooda u muujiyey garab istaag iyo taageero, isagoo Alle uga baryay dadka dhaawacmay inuu caafimaad degdeg ah siiyo, halka dadka ku geeriyoodayna uu u rajeeyay naxariistiisa.
- Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada xaaladdoodu culus tahay, kuwaas oo aan adeegyada caafimaad ee Baydhabo wax looga qaban karin, loo qaadi doono Muqdisho, si halkaasi loogu helo daryeel caafimaad oo dheeraad ah.
- Sheekh Aadan ayaa intii uu booqashada ku guda jiray adkeeyey in Dowladda Koonfur Galbeed ay sii wadi doonto dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo badbaadada shacabka, iyadoo ciidamada ammaanka ay sii wadaan howlgallada lagu sugayo amniga magaalada Baydhabo iyo ka hortagga falalka Al-Shabaab.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha ku xeeran weerarka ka dhacay Baydhabo?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sheekh Aadan ayaa dhaawacyada iyo ehelladooda u muujiyey garab istaag iyo taageero.
- Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada xaaladdoodu culus tahay, kuwaas oo aan adeegyada caafimaad ee Baydhabo wax looga qaban karin, loo qaadi doono Muqdisho.
- Sheekh Aadan ayaa intii uu booqashada ku guda jiray adkeeyey in Dowladda Koonfur Galbeed ay sii wadi doonto dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo badbaadada shacabka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhabo, 30 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ku booqday qaar ka mid ah shacabka ku waxyeelloobay weerarkii ka dhacay magaalada Baydhabo.
Hoggaamiyaha ayaa maamulka iyo dhakhaatiirta isbitaalka ka dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda caafimaad ee dhaawacyada iyo daryeelka caafimaad ee loo fidinayo.
Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa dhaawacyada iyo ehelladooda u muujiyey garab istaag iyo taageero, isagoo Alle uga baryay dadka dhaawacmay inuu caafimaad degdeg ah siiyo, halka dadka ku geeriyoodayna uu u rajeeyay naxariistiisa.
Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada xaaladdoodu culus tahay, kuwaas oo aan adeegyada caafimaad ee Baydhabo wax looga qaban karin, loo qaadi doono Muqdisho, si halkaasi loogu helo daryeel caafimaad oo dheeraad ah.
Sheekh Aadan ayaa intii uu booqashada ku guda jiray adkeeyey in Dowladda Koonfur Galbeed ay sii wadi doonto dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo badbaadada shacabka, iyadoo ciidamada ammaanka ay sii wadaan howlgallada lagu sugayo amniga magaalada Baydhabo iyo ka hortagga falalka Al-Shabaab.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ku booqday qaar ka mid ah shacabka ku waxyeelloobay weerarkii ka dhacay magaalada Baydhabo.
Qodobada muhiimka ah
- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ku booqday qaar ka mid ah shacabka ku waxyeelloobay weerarkii ka dhacay magaalada Baydhabo.
- Sheekh Aadan ayaa dhaawacyada iyo ehelladooda u muujiyey garab istaag iyo taageero.
- Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada xaaladdoodu culus tahay, kuwaas oo aan adeegyada caafimaad ee Baydhabo wax looga qaban karin, loo qaadi doono Muqdisho.
- Sheekh Aadan ayaa intii uu booqashada ku guda jiray adkeeyey in Dowladda Koonfur Galbeed ay sii wadi doonto dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo badbaadada shacabka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ku lugta leh weerarka.
- Eedeymaha ku saabsan xaaladda dhaawacyada iyo dadaallada amniga dowladda waxay ku saleysan yihiin hadallada hoggaamiyaha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta weerarka ama tirada khasaare ma jirto.
Gunaanadka akhristaha
Booqashada hoggaamiyaha Koonfur Galbeed waxay muujinaysaa welwelka sii socda ee ku saabsan amniga iyo daryeelka caafimaad ee dhibanayaasha rabshadaha gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha ku xeeran weerarka ka dhacay Baydhabo?
- Immisa qof ayaa ku dhaawacmay ama ku geeriyooday weerarka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda qaadi doonto si loo xoojiyo amniga gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · booqday · galbeed · weerarkii
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada