Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediasecurity

Howlgal ka dhacay duleedka Baydhabo oo lagu dilay Ku dhawaad 50 xubnood ooka tirsanaa Al-Shabaab

Baydhabo — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay xalay howlgal qorsheysan ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo, kaddib weerar gaadmo ah oo sida la sheegay ay kooxo hubeysan kusoo qaadeen ciidamo ku howlanaa sugidda amniga. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay ku dhawaad 50 xubnood oo isugu […]

SO
Sawir war oo la xiriira Howlgal ka dhacay duleedka Baydhabo oo lagu dilay Ku dhawaad 50 xubnood ooka tirsanaa
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyay duleedka Baydhabo, taasoo lagu dilay ku dhawaad 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.

Maxaa la shaaciyey

  1. Howlgalka ayaa lagu dilay dagaalyahanno iyo maleeshiyaad taageersan Al-Shabaab.
  2. Dowladda ayaa sheegtay in howlgalka lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo agab ciidan.
  3. Maleeshiyaadka la dilay ayaa lagu eedeeyay inay taageero siiyaan Al-Shabaab.

Macnaha guud

Weerarka gaadmada ah ayaa sababay in ciidanka ay fuliyaan howlgal qorsheysan si loo xoojiyo amniga.

si toos ah ugu milmay Al-Shabaab

Wasiaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya
Duleedka Baydhabo
2026-05-15

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan khatarta Al-Shabaab iyo maleeshiyaadka taageeraya amniga Koonfur Galbeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Baydhabo — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay xalay howlgal qorsheysan ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo, kaddib weerar gaadmo ah oo sida la sheegay ay kooxo hubeysan kusoo qaadeen ciidamo ku howlanaa sugidda amniga.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay ku dhawaad 50 xubnood oo isugu jiray dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab iyo maleeshiyaad hubeysan oo garab siinayay.

Sidoo kale, dowladda ayaa sheegtay in howlgalka lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo agab ciidan oo ay kooxahaasi u adeegsanayeen abaabulka weerarro ka dhan ah Ciidanka Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa war-saxaafadeedkeeda ku sheegtay in weerarkii gaadmada ahaa ay ku lug lahaayeen maleeshiyaad taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, kuwaas oo sida ay sheegtay “si toos ah ugu milmay Al-Shabaab”.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliasecuritysecurityhowlgalduleedka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.