IGAD iyo Jarmalka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga istaraatiijiyadeed
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiIGAD iyo Jarmalka ayaa magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadalkoodii sanadlaha ahaa ee iskaashiga, iyaga oo dib u xaqiijiyay xiriir iskaashi oo soo jiray in ka badan 30 sano.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wafdiga IGAD waxaa hoggaaminayay Xoghayaha Fulinta ee ururka, Dr.
- Wadahadallada ayaa lagu qiimeeyay horumarka laga sameeyay iskaashiga labada dhinac, waxaana dib loogu eegay mudnaanta ay wadaagaan, iyadoo sidoo kale la falanqeeyay fursadaha lagu ballaarin karo wada-shaqeynta si wax looga qabto caqabadaha amni, dhaqaale iyo bulsho ee ka jira gobolka.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa taageerada dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda, xasilloonida, adkeysiga bulshada iyo horumarinta dhaqaalaha dalalka ku jira gobolka Geeska Afrika.
- Ururka IGAD ayaa Dowladda Jarmalka iyo canshuur-bixiyeyaasha dalkaas uga mahadceliyay taageerada muddada dheer ay siinayeen gobolka iyo sida ay uga go’an tahay horumarinta iskaashiga.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga gaaray wadahadalada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- IGAD iyo Jarmalka ayaa magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadalkoodii sanadlaha ahaa ee iskaashiga.
- Wadahadalku wuxuu dib u xaqiijiyay xiriir iskaashi oo soo jiray in ka badan 30 sano.
- kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta nabadda, adkeysiga, isdhexgalka gobolka iyo horumar waara oo ka hirgala Geeska Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jabuuti – Urur Goboleedka IGAD iyo Dowladda Jarmalka ayaa magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadalkoodii sanadlaha ahaa ee iskaashiga, iyaga oo dib u xaqiijiyay xiriir iskaashi oo soo jiray in ka badan 30 sano, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta nabadda, adkeysiga, isdhexgalka gobolka iyo horumar waara oo ka hirgala Geeska Afrika.
Wafdiga IGAD waxaa hoggaaminayay Xoghayaha Fulinta ee ururka, Dr. Workneh Gebeyehu, halka wafdiga Jarmalka uu hoggaaminayay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka u fadhiya Jamhuuriyadda Jabuuti.
Wadahadallada ayaa lagu qiimeeyay horumarka laga sameeyay iskaashiga labada dhinac, waxaana dib loogu eegay mudnaanta ay wadaagaan, iyadoo sidoo kale la falanqeeyay fursadaha lagu ballaarin karo wada-shaqeynta si wax looga qabto caqabadaha amni, dhaqaale iyo bulsho ee ka jira gobolka.
Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa taageerada dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda, xasilloonida, adkeysiga bulshada iyo horumarinta dhaqaalaha dalalka ku jira gobolka Geeska Afrika.
Ururka IGAD ayaa Dowladda Jarmalka iyo canshuur-bixiyeyaasha dalkaas uga mahadceliyay taageerada muddada dheer ay siinayeen gobolka iyo sida ay uga go’an tahay horumarinta iskaashiga.
Gabagabadii kulanka, labada dhinac ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay sii xoojinta iskaashigooda istaraatiijiyadeed, iyaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in iskaashigaasi horseedo natiijooyin waara oo wax ku ool u ah shacabka ku nool dalalka Geeska Afrika.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- IGAD iyo Jarmalka ayaa magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadalkoodii sanadlaha ahaa ee iskaashiga, iyaga oo dib u xaqiijiyay xiriir iskaashi oo soo jiray in ka badan 30 sano.
Qodobada muhiimka ah
- IGAD iyo Jarmalka ayaa magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadalkoodii sanadlaha ahaa ee iskaashiga.
- Wadahadalku wuxuu dib u xaqiijiyay xiriir iskaashi oo soo jiray in ka badan 30 sano.
- kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta nabadda, adkeysiga, isdhexgalka gobolka iyo horumar waara oo ka hirgala Geeska Afrika.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa taageerada dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda, xasilloonida, adkeysiga bulshada iyo horumarinta dhaqaalaha dalalka ku jira gobolka Geeska Afrika.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka qaybgalin wadahadalada.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo lagu bixinayo eedeymaha ku jira maqaalka.
- Maqaalku ma caddaynayo taariikhda saxda ah ee wadahadalada marka laga reebo taariikhda la daabacay.
Gunaanadka akhristaha
Iskaashiga u dhexeeya IGAD iyo Jarmalka ayaa sii wadi doona diiradda saara arrimaha muhiimka ah ee saameeya Geeska Afrika.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga gaaray wadahadalada?
- Ma jiraan heshiisyo ama hindisooyin cusub oo la shaaciyay?
- Sidee loo hirgelin doonaa istaraatiijiyadii la falanqeeyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · igad · jarmalka
Sii akhri
- Sharciyeynta Khatarta ah ee Soomaaliya, Qaybta II: Afar Maalmood oo lagu Qabto Maxkamadda
Wardheer News
- Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maaliyadda
Shabelle Media
- Masar, Soomaaliya iyo Jabuuti oo isku raacay in amniga Badda Cas ay mas’uul ka yihiin dalalka xeebaha leh
Jowhar