Kala furfurka ciidamada oo xawli ku socda iyo DF oo digniin soo saartay
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey) ayaa ka hadlay xaaladda ciidamada iyo khilaafka siyaasadeed ee Hiiraan, isagoo sheegay in aan loo dulqaadan doonin tallaabo kasta oo lagu burburinayo ciidanka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Taliye Cagey oo qoraal ku baahiyay bartiisa Facebook ayaa sheegay in tabasho siyaasadeed aysan sabab u noqon karin in la kala furfuro ama la wiiqo ciidamada dowladda, isagoo digniin u diray dadka uu ku tuhunsan yahay inay ka faa’iideysanayaan tabashooyinka jira.
- “Ciidanka xoogga in la burburiyo leysku sawiro maalin kasto mar marsiyo looma heli doono mana leys kaga hari doono tabasho ayaan qabnaa dowlada dumi meyno iyo ciidanka ayaa kala fur furaa leysma qabadsii karo mana leys kaga hari doono,” ayuu yiri taliyaha.
- Waxa uu intaas kusii daray “Tabasho siyaasadeed ayaan qabnaa ciidankii ayaan dumineynaa ninkii imaado, waan soo bandhigeynaa cida loo adeegaayo oo cadeynta loo gudbinaayo yaa waaye leys kaga ma hari doono kuwa cadawga u shaqeynaayo oo dadka tabashada qabo ku dhax dhuumanaayo insha Allah.”
- Hadalka Taliyaha ayaa imanaya iyadoo ay gobolka Hiiraan ka taagan yihiin xiisado siyaasadeed oo la xiriira mowqifyada kala duwan ee dhinacyada siyaasadda, maamulka HirShabeelle iyo hoggaanka dhaqanka ee gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagaga hortagayo ciidamada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Taliyaha Col. Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey) ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin tallaabo kasta oo lagu burburinayo ciidanka.
- Taliyaha Cagey ayaa digniin u diray dadka uu ku tuhunsan yahay inay ka faa’iideysanayaan tabashooyinka jira.
- Tirada ciidamada la sheegay inay gaareen guriga Ugaas Yuusuf ayaa lagu qiyaasay 450 askari.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Beledweyne (Caasimada Online) – Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Col. Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey) ayaa si adag uga hadlay xaaladda ciidamada iyo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan, isagoo sheegay inaan loo dulqaadan doonin tallaabo kasta oo lagu burburinayo ciidanka.
Taliye Cagey oo qoraal ku baahiyay bartiisa Facebook ayaa sheegay in tabasho siyaasadeed aysan sabab u noqon karin in la kala furfuro ama la wiiqo ciidamada dowladda, isagoo digniin u diray dadka uu ku tuhunsan yahay inay ka faa’iideysanayaan tabashooyinka jira.
“Ciidanka xoogga in la burburiyo leysku sawiro maalin kasto mar marsiyo looma heli doono mana leys kaga hari doono tabasho ayaan qabnaa dowlada dumi meyno iyo ciidanka ayaa kala fur furaa leysma qabadsii karo mana leys kaga hari doono,” ayuu yiri taliyaha.
Waxa uu intaas kusii daray “Tabasho siyaasadeed ayaan qabnaa ciidankii ayaan dumineynaa ninkii imaado, waan soo bandhigeynaa cida loo adeegaayo oo cadeynta loo gudbinaayo yaa waaye leys kaga ma hari doono kuwa cadawga u shaqeynaayo oo dadka tabashada qabo ku dhax dhuumanaayo insha Allah.”
Hadalka Taliyaha ayaa imanaya iyadoo ay gobolka Hiiraan ka taagan yihiin xiisado siyaasadeed oo la xiriira mowqifyada kala duwan ee dhinacyada siyaasadda, maamulka HirShabeelle iyo hoggaanka dhaqanka ee gobolka.
Taliyaha ayaa si gaar ah u xusay in aan la aqbali karin in ciidanka xoogga dalka loo adeegsado loollan siyaasadeed ama lagu kala qaybiyo tabashooyin ka jira dhinacyada siyaasadda.
“Tabasho siyaasadeed” ayuu taliyuhu ku adkeystay inaysan la micno ahayn in la dumiyo dowladda ama ciidanka, isagoo u muuqda inuu ka jawaabayo baaqyo iyo dhaqdhaqaaqyo maalmihii lasoo dhaafay ka soo kordhay gobolka Hiiraan.
Dhinaca kale, tan iyo markii Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan uu ugu baaqay ciidamada kasoo jeeda gobolka Hiiraan inay garab istaagaan, waxaa la sheegay in gurigiisa ay gaareen ciidamo ka kala yimid gobollada dalka.
Tirada ciidamada la sheegay inay gaareen guriga Ugaas Yuusuf ayaa lagu qiyaasay 450 askari, iyadoo arrintan ay kusoo beegantay xilli ay sii kordhayaan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed iyo kuwa ciidan ee ka jira magaalada Beledweyne iyo guud ahaan gobolka Hiiraan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Taliyaha Col. Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey) ayaa ka hadlay xaaladda ciidamada iyo khilaafka siyaasadeed ee Hiiraan, isagoo sheegay in aan loo dulqaadan doonin tallaabo kasta oo lagu burburinayo ciidanka.
Qodobada muhiimka ah
- Taliyaha Col. Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey) ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin tallaabo kasta oo lagu burburinayo ciidanka.
- Taliyaha Cagey ayaa digniin u diray dadka uu ku tuhunsan yahay inay ka faa’iideysanayaan tabashooyinka jira.
- Tirada ciidamada la sheegay inay gaareen guriga Ugaas Yuusuf ayaa lagu qiyaasay 450 askari.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dadka la eedeeyay ama la dhaliilay.
- Eedeymaha ku saabsan tirada ciidamada ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku wuxuu si weyn ugu tiirsan yahay hadallada Taliyaha Cagey iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Taliyaha Cagey waxay muujinayaan xiisadaha sii kordhaya ee ka jira Hiiraan ee la xiriira milatariga iyo siyaasadda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagaga hortagayo ciidamada?
- Yaa ah dadka Taliyaha Cagey uu tuhunsan yahay inay ka faa’iideysanayaan tabashooyinka?
- Maxay yihiin cawaaqibka ka dhasha imaatinka ciidamada guriga Ugaas Yuusuf?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · ciidamada · furfurka · saartay