Liiska xubnaha ku guuleystay baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska xubnaha ku guulaystay xildhibaannada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo 15 ka mid ah… Sii akhri
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska xubnaha ku guulaystay xildhibaannada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo 15 ka mid ah ay yihiin haween.
Guddiga ayaa shaaciyay 92 xubnood, waxayna sheegeen in saddexda kursi ee dhiman ay ku maqan yihiin ururadii siyaasadda ee ay tartamayeen.
Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed waxaa 51% helay ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, kaas oo madaxweynaha maamulkaas u wata Aadan Madoobe.
PUNTLAND POST
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan