Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

Maamulka gobolka Banaadir iyo Booliska oo ka hadlay banaanbaxa ay iclaamiyeen mucaaradka

Jun 03(Jowhar)-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa sheeegay in Maamulka Gobolka Banaadir in dowlada ay ogoshahay banaanbax ayna u cayintay saddex meelood in banaanbaxu uu ka dhacay. Guddoomiye Yabooh ayaa beeniyay in dowladu ay diidan tahay inbanaanbax la qabto.isla markaana ay madaxdii hore ay ixtiriaam mudan yihiin. “Banaa

SO
Sawir war oo la xiriira Maamulka gobolka Banaadir iyo Booliska oo ka hadlay banaanbaxa ay iclaamiyeen mucaaradka
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar
Loading enhanced story summary...

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

Jun 03(Jowhar)-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa sheeegay in Maamulka Gobolka Banaadir in dowlada ay ogoshahay banaanbax ayna u cayintay saddex meelood in banaanbaxu uu ka dhacay.

Guddoomiye Yabooh ayaa beeniyay in dowladu ay diidan tahay inbanaanbax la qabto.isla markaana ay madaxdii hore ay ixtiriaam mudan yihiin.

“Banaanbax qoryo lagu waardiyaynayo oo hub lagu sito ma ogolin, waa fowdo, waxaan leenahay bulshadaan yaan gadaal loo celin.”ayuu yiri Yabooh.

Dhinaca kale, taliska Booliiska Gobolka Banaadir, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay shacabka ku nool magaalada Muqdisho ugu digayaan in aan la oggolaan doonin bannaanbaxyo hubeysan, falal rabshado wata iyo isu-soo-bax kasta oo khatar gelin kara amniga iyo xasilloonida caasimadda.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralbanaadirmaamulkagobolka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.