Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo lagu wado in maanta uu shir uga furmo xayndaabka Xalane

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo ay qeyb ka yihiin madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, ayaa maanta la filayaa inuu shir xasaasi ah uga furmo xerada Xalane, kaas oo diiradda lagu saarayo xal u helidda khilaafka ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka.

SO
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo lagu wado in maanta uu shir uga furmo xayndaabka Xalane
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa maanta shir uga furmaya xerada Xalane si loo xalliyo khilaafka doorashooyinka.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka waxaa fududeynaya safaaradda Maraykanka.
  2. Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa miiska la imaan doona hindise cusub oo ku saabsan hannaan doorasho.
  3. Dowladda xilka haysa ayaa ku adkaysanaysa doorasho qof iyo cod ah.

Macnaha guud

Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli muran siyaasadeed uu ka taagan yahay nooca doorasho ee dalka ka dhici karta.

Kulankan, oo la sheegay in ay fududeynayso safaaradda Maraykanku, ayaa kusoo aadaya xilli uu cirka isku shareeray muranka siyaasadeed.

Madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland
Xerada Xalane
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Shirkan ayaa muhiim u ah mustaqbalka doorashooyinka Soomaaliya iyo xalinta khilaafka siyaasadeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo ay qeyb ka yihiin madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, ayaa maanta la filayaa inuu shir xasaasi ah uga furmo xerada Xalane, kaas oo diiradda lagu saarayo xal u helidda khilaafka ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka.

Kulankan, oo la sheegay in ay fududeynayso safaaradda Maraykanku, ayaa kusoo aadaya xilli uu cirka isku shareeray muranka siyaasadeed ee la xiriira nooca doorasho ee dalka ka dhici karta, ayadoo dawladda xilka haysaahi ay ku adkaysanayso doorasho qof iyo cod ah.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed uu miiska la imaan doono hindise cusub oo ku saabsan hannaan doorasho, halka dawladdu ay wadato hannaanka qof iyo codka ah.

Si kastaba ha ahaatee waxaa indhaha lagu wada hayaa shirkan oo ku soo beegmay xilli xasaasi ah oo muddo xileedka dawladda ay ka hartay keliya labo maalmood.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralfurmougafederaalka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.