Madaxwene Xasan “halheyska dowladda waa nabad,gogosheeduna waa furan tahay mar kasta”
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMadaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaflad casho sharaf ah oo loogu talagalay sagootinta martida ka qeyb gashay caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug, isagoo sheegay in aan qofna loo colaadin karin aragtidiisa siyaasadeed gudaha dalka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedin“Ka daalimeyno in aan umadda u horseedno nabad,sidaa aawadeed waxaa madaxweyne Xasan Sheekh uu mar kale ku baaqay in laga qeybgalo gogosha nabadeed,isla markaana loo tanaasulo danta umadda Soomaaliyeed.
- “ Mushaakilaadka gudaheenna anaga ayaa ku filan,umana baahnin in aan ku xallinno dibadd”sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Soomaaliya,isagoo intaa raaciyay in dowladda ay doorbideyso xalka wixii kala duwanaan ah oo khuseeya afkaarta siyaasadeed .
- Madaxweynaha ayaa xusay in aysan jirin siyaasi ku jira ama la dhigay xabsiga,isagoo arrintaasi u sababeeyay dowaldda oo leh dulqaad iyo gacmo furan iyo sidoo kale shacabka Soomaaliyeed oo gaaray biseyl siyaasadeed.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee nabadda uu madaxweynaha ka hadlayo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan qofna loo colaadin karin aragtidiisa siyaasadeed gudaha dalka.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in dowladda ay doorbideyso xalka wixii kala duwanaan ah oo khuseeya afkaarta siyaasadeed.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa mar kale ku baaqay in laga qeybgalo gogosha nabadeed, isla markaana loo tanaasulo danta umadda Soomaaliyeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nov 06 (Jowhar)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaflad casho sharaf ah oo loogu talagalay sagootinta martida ka qeyb gashay caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa ka dhawaajiyay in aysan jirin qof loo colaadin karo aragtidiisa siyaasadeed ee uu doonayo in uu ku soo bandhigo gudaha dalka.
“ Mushaakilaadka gudaheenna anaga ayaa ku filan,umana baahnin in aan ku xallinno dibadd”sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Soomaaliya,isagoo intaa raaciyay in dowladda ay doorbideyso xalka wixii kala duwanaan ah oo khuseeya afkaarta siyaasadeed .
Madaxweynaha ayaa xusay in aysan jirin siyaasi ku jira ama la dhigay xabsiga,isagoo arrintaasi u sababeeyay dowaldda oo leh dulqaad iyo gacmo furan iyo sidoo kale shacabka Soomaaliyeed oo gaaray biseyl siyaasadeed.
“Ka daalimeyno in aan umadda u horseedno nabad,sidaa aawadeed waxaa madaxweyne Xasan Sheekh uu mar kale ku baaqay in laga qeybgalo gogosha nabadeed,isla markaana loo tanaasulo danta umadda Soomaaliyeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaflad casho sharaf ah oo loogu talagalay sagootinta martida ka qeyb gashay caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug, isagoo sheegay in aan qofna loo colaadin karin aragtidiisa siyaasadeed gudaha dalka.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan qofna loo colaadin karin aragtidiisa siyaasadeed gudaha dalka.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in dowladda ay doorbideyso xalka wixii kala duwanaan ah oo khuseeya afkaarta siyaasadeed.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa mar kale ku baaqay in laga qeybgalo gogosha nabadeed, isla markaana loo tanaasulo danta umadda Soomaaliyeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya mucaaradka ama dhaleeceeyayaasha.
- Eedeymaha la sheegay waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la bixiyay ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu ku baaqayaa dulqaad siyaasadeed iyo xallinta khilaafaadka gudaha Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee nabadda uu madaxweynaha ka hadlayo?
- Sidee dowladda u qorsheysay in ay si gudaha ah u xalliso khilaafaadka siyaasadeed?
- Maxay yihiin tallaabooyinka lagu xaqiijinayo dulqaadka siyaasadeed ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xasan · mar · nabad
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada