Madaxweyne Deni oo ka hadlay shirkii fashilmay ee Xalane
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay shirkii natiijo la’aanta ku soo dhammaaday ee dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay shirkii fashilmay ee dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh.
Maxaa la shaaciyey
- Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Golaha Mustaqbalka ay wax badan ka tanaasuleen.
- Safiirada Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa shirka ka baxay markii ay arkeen in aan wax natiijo ah ka soo baxayn.
- Deni wuxuu ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh inuu yahay nin dalka burbur u horseedayo.
Macnaha guud
Shirkan ayaa la qabtay si loo xaliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jira Puntland iyo dowladda dhexe.
“Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Golaha Mustaqbalka ay wax badan ka tanaasuleen.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee Puntland iyo doorka madaxweyne Deni.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay shirkii natiijo la’aanta ku soo dhammaaday ee dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh, kaas oo ay garwadeen ka ahayd Beesha Caalamka, gaar ahaan Mareykanka iyo Ingiriiska.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Golaha Mustaqbalka ay wax badan ka tanaasuleen, hase ahaatee dhanka madaxweyne Xasan Sheekh ay wax walba ka socon waayeen.
Wuxuu xusay in safiirada Mareykanka iyo Ingiriiska ay maanta shirka oo socda isaga baxeen, markii ay arkeen in aan wax natiijo ah ka soo baxayn .
Madaxweynaha Puntland wuxuu ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh nin dalka burbur u horseedayo oo ay tahay in gacanta laga qabto.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan