Madaxweyne Erdogan oo Ankara ku qaabilay Khalifa Xaftar: Lix Sano Kadib Isbeddel Siyaasadeed
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta magaalada Ankara ku qaabilay Khalifa Xaftar, taliyaha guud ee ciidamada bariga Liibiya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Lix sano ka hor, haddii la sheegi lahaa in Erdogan uu qaabili doono hoggaamiyaha ciidamada uu Turkigu dagaalka kula jiray, dad badan way adkaan lahayd inay rumaystaan.
- Sannadkii 2020, Turkigu wuxuu taageeray dawladda Liibiya ee fadhigeedu ahaa Tripoli, xilli ciidamada Khalifa Xaftar ay ku dhowaayeen inay caasimadda qabsadaan.
- Taageerada milatari ee Turkiga ayaa beddeshay isu-dheellitirkii awoodda dagaalka, waxayna joojisay gulufkii ciidamada Xaftar.Wuxuuna Turkiga ahaa cidda ka hor istaagtay Xaftar inuu wada qabsado dhulka Liibiya.
- Markii dambe, Turkigu wuxuu bilaabay inuu xiriir la yeesho dhinaca bariga Liibiya, si Liibiya looga saaro kala qaybsanaanta siyaasadeed iyo tan milatari.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulanka u dhexeeya Erdogan iyo Haftar?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta magaalada Ankara ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada bariga Liibiya, Khalifa Xaftar.
- Kulanka Erdogan iyo Haftar wuxuu muujinayaa isbeddel weyn oo ku yimid xiriirka, maadaama Turkigu horey u taageeray dawladda fadhigeedu yahay Tripoli oo ka soo horjeeday Xaftar.
- Taageerada milatari ee Turkiga ayaa beddeshay isu-dheellitirkii awoodda dagaalka, waxayna joojisay gulufkii ciidamada Xaftar.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} Muuqaalkan wuxuu si kooban u muujinayaa macnaha dhabta ah ee oraahda caanka ah ee siyaasadda; Siyaasadda ma jiro cadow joogto ah, mana jiro saaxiib joogto ah.
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta magaalada Ankara ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada bariga Liibiya, Khalifa Xaftar.
Lix sano ka hor, haddii la sheegi lahaa in Erdogan uu qaabili doono hoggaamiyaha ciidamada uu Turkigu dagaalka kula jiray, dad badan way adkaan lahayd inay rumaystaan.
Sannadkii 2020, Turkigu wuxuu taageeray dawladda Liibiya ee fadhigeedu ahaa Tripoli, xilli ciidamada Khalifa Xaftar ay ku dhowaayeen inay caasimadda qabsadaan.
Taageerada milatari ee Turkiga ayaa beddeshay isu-dheellitirkii awoodda dagaalka, waxayna joojisay gulufkii ciidamada Xaftar.Wuxuuna Turkiga ahaa cidda ka hor istaagtay Xaftar inuu wada qabsado dhulka Liibiya.
Markii dambe, Turkigu wuxuu bilaabay inuu xiriir la yeesho dhinaca bariga Liibiya, si Liibiya looga saaro kala qaybsanaanta siyaasadeed iyo tan milatari.
Hadda Ankara waxay dhex-dhexaadin ka dhex waddaa labada dhinac, iyadoo isku dayaysa inay mideyso ciidamada Liibiya, taas oo gogol u noqon karta heshiis siyaasadeed oo soo afjara jiritaanka laba dawladood iyo laba ciidan oo iska soo horjeeda.
Waxaa jira wax kale oo ka xiiso badan muuqaalkan , warbaahinta SavunmaSanayiST, oo ka faalloota arrimaha milatariga iyo sirdoonka, ayaa maanta baahisay sheeko ay ku sheegtay inay ahayd bilowgii xiriirka iyo isu soo dhowaanshaha Khalifa Xaftar iyo Turkiga.
Sheekadu waxay dib ugu laabanaysaa xilligii dagaalka Liibiya. Sida ay warbaahintu sheegtay, intii uu dagaalku socday ayuu Xaftar si lama filaan ah ula kulmay xaalad caafimaad oo halis ah oo wadnaha la xiriirta.
Markii Turkigu ogaaday xaaladdiisa, waxaa degdeg loo diray cutub ka tirsan ciidanka Turkiga oo halkaas ku sugnaa, kuwaas oo Xaftar siiyay gargaar caafimaad oo degdeg ah, ilaa xaaladdiisu ka soo hagaagtay.
SavunmaSanayiST waxay sheegtay in dhacdadaasi ay noqotay bilowgii xiriirka iyo isu soo dhowaanshaha labada dhinac, taasoo maanta soo gaartay heer aan horey loo qiyaasin. Ciwaan kooban.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta magaalada Ankara ku qaabilay Khalifa Xaftar, taliyaha guud ee ciidamada bariga Liibiya. Kulankan wuxuu muujinayaa isbeddel weyn oo ku yimid xiriirkooda ka dib taageeradii Turkiga ee dawladda fadhigeedu yahay Tripoli oo ka soo horjeeday Xaftar.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta magaalada Ankara ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada bariga Liibiya, Khalifa Xaftar.
- Kulanka Erdogan iyo Haftar wuxuu muujinayaa isbeddel weyn oo ku yimid xiriirka, maadaama Turkigu horey u taageeray dawladda fadhigeedu yahay Tripoli oo ka soo horjeeday Xaftar.
- Taageerada milatari ee Turkiga ayaa beddeshay isu-dheellitirkii awoodda dagaalka, waxayna joojisay gulufkii ciidamada Xaftar.
- Warbaahinta SavunmaSanayiST ayaa maanta baahisay sheeko ay ku sheegtay inay ahayd bilowgii xiriirka iyo isu soo dhowaanshaha Khalifa Xaftar iyo Turkiga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Khalifa Xaftar ama wakiiladiisa.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda kulanka waxay ku saleysan yihiin fasiraadda maqaalka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hal ilo warbaahin oo ku saabsan sheegashada xaaladda caafimaad ee Xaftar.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka Erdogan iyo Haftar wuxuu muujinayaa isbeddel weyn oo ku yimid xiriirka Turkiga iyo Liibiya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulanka u dhexeeya Erdogan iyo Haftar?
- Sidee ayey isbeddelkan xiriirka u saameyn doontaa xaaladda siyaasadeed ee Liibiya?
- Maxay yihiin tallaabooyinka kale ee Turkigu qaadi doono ee la xiriira Liibiya ka dib kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sano · khalifa · qaabilay