Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Aqbalay Dalabkii Mucaaradka, Wadahadallada oo Beri la Sii Wadi Doono

Muqdisho – Waxaa soo dhammaaday shirkii siyaasadeed ee maanta ka dhacay xayndaabka Xalane, kaas oo u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.…

SO
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Aqbalay Dalabkii Mucaaradka, Wadahadallada oo Beri la Sii Wadi Doono
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Madaxweyne Xasan Sheekh Mohamud ayaa aqbalay dalabkii mucaaradka ee ahaa in la sii daayo dadka u xiran arrimaha siyaasadda.

Maxaa la shaaciyey

  1. Madaxweynaha ayaa aqbalay in la sii daayo dadka u xiran arrimaha siyaasadda, gaar ahaan kuwii banaanbaxyada lagu xiray.
  2. Kulanka ayaa la sheegay inuu yahay tallaabadii ugu horreysay ee lagu dhisayo kalsooni siyaasadeed.
  3. Dhinacyada ayaa isku raacay in berri dib la isugu soo laabto si loo guda galo khilaafka doorashooyinka.

Macnaha guud

Kulanka ayaa dhacay xilli xasaasi ah oo dalka uu wajahayo muran siyaasadeed.

Mucaaradku ay si weyn u soo dhaweeyeen aqbalaadda dowladda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Mohamud
Xalane, Muqdisho
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada siyaasadeed ee dalka ka socda.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Muqdisho – Waxaa soo dhammaaday shirkii siyaasadeed ee maanta ka dhacay xayndaabka Xalane, kaas oo u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.

Wararka laga helayo kulanka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud uu aqbalay dalabkii mucaaradka ee ahaa in la sii daayo dadka u xiran arrimaha siyaasadda, gaar ahaan kuwii loo xiray banaanbaxyadii iyo dhaq-dhaqaaqyadii siyaasadeed ee ka dhacay Muqdisho.

Qodobkan ayaa la sheegay inuu noqday tallaabadii ugu horreysay ee lagu dhisayo kalsooni siyaasadeed, iyadoo mucaaradku ay si weyn u soo dhaweeyeen aqbalaadda dowladda.

Sidoo kale, dhinacyada ayaa isku raacay in berri dib la isugu soo laabto si loo guda galo qodobada kale ee la xiriira khilaafka doorashooyinka iyo arrimaha siyaasadda ee wali taagan.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmucaaradkaberimadaxweyne
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.