Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalay Caleemo-saarka Hoggaanka Cusub ee Galmudug
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka la doortay ee Galmudug, taasi oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa bogaadiyey doorashooyinkii taariikhiga ahaa ee sida nabadda iyo ilbaxnimada leh uga qabsoomay Galmudug, kuwaasi oo laba jeer oo xiriir ah muujiyey horumarka laga gaaray geeddi-socodka dimuqraadiyeynta iyo hirgelinta hannaanka doorashooyinka qof iyo cod, isaga oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee ku yimid codka shacabka Galmudug.
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbaddiisa ku dul istaagay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan dadaallada lagu xaqiijinayo amniga, dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, xoojinta dowladnimada, horumarinta dimuqraadiyeynta iyo qorshaha dalka looga hirgalinayo doorashooyin toos ah ee muwaadiniintu ku dooranayaan hoggaankooda.
- Madaxweynaha ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay dhageysiga iyo tixgelinta aragtiyada siyaasadeed ee kala duwan, isaga oo hoosta ka xarriiqay in aan marnaba laga tanaasulkarin mabda’ shacabka soomaaliyeed dib loogu celinayo xaqooda dastuuriga ah ee doorashada hoggaankooda.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee hoggaanka cusub qaadi doono si loo xaqiijiyo amniga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka la doortay ee Galmudug.
- Madaxweynaha ayaa bogaadiyey doorashooyinkii taariikhiga ahaa ee sida nabadda iyo ilbaxnimada leh uga qabsoomay Galmudug.
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay dhageysiga iyo tixgelinta aragtiyada siyaasadeed ee kala duwan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka Galmudug, taasi oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Madaxweynaha ayaa bogaadiyey doorashooyinkii taariikhiga ahaa ee sida nabadda iyo ilbaxnimada leh uga qabsoomay Galmudug, kuwaasi oo laba jeer oo xiriir ah muujiyey horumarka laga gaaray geeddi-socodka dimuqraadiyeynta iyo hirgelinta hannaanka doorashooyinka qof iyo cod, isaga oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee ku yimid codka shacabka Galmudug.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbaddiisa ku dul istaagay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan dadaallada lagu xaqiijinayo amniga, dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, xoojinta dowladnimada, horumarinta dimuqraadiyeynta iyo qorshaha dalka looga hirgalinayo doorashooyin toos ah ee muwaadiniintu ku dooranayaan hoggaankooda.
Madaxweynaha ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay dhageysiga iyo tixgelinta aragtiyada siyaasadeed ee kala duwan, isaga oo hoosta ka xarriiqay in aan marnaba laga tanaasulkarin mabda’ shacabka soomaaliyeed dib loogu celinayo xaqooda dastuuriga ah ee doorashada hoggaankooda.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka la doortay ee Galmudug, taasi oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka la doortay ee Galmudug.
- Madaxweynaha ayaa bogaadiyey doorashooyinkii taariikhiga ahaa ee sida nabadda iyo ilbaxnimada leh uga qabsoomay Galmudug.
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay dhageysiga iyo tixgelinta aragtiyada siyaasadeed ee kala duwan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mas'uuliyiinta kale ama xisbiyada siyaasadeed.
- Eedeymaha ku saabsan doorashooyinka oo nabad ah iyo ilbaxnimo leh waxaa lagu xusay hadallada Madaxweynaha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan habka doorashada ama natiijooyinka ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Caleemo-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug wuxuu calaamad u yahay tallaabo muhiim ah oo ku saabsan geeddi-socodka dimuqraadiyeynta gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee hoggaanka cusub qaadi doono si loo xaqiijiyo amniga?
- Sidee dowladda uga jawaabi doontaa walaacyada kala duwan ee siyaasadeed?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee geeddi-socodka dimuqraadiyeynta ee Galmudug?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · hoggaanka · galmudug · qaybgalay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Daawo: Galmudug oo ku dhawaaqday inay ku biireyso dagaalka ka socda…
Caasimada Online
- Xasan Sheekh oo caleemo-saarka Liibaan Shuluq ka caddeeyay arrin xasaasi ah
Caasimada Online
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka degay Dhuusmareeb
Caasimada Online