Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Kaaraan, Muqdisho, taas oo qayb ka ah mashaariicda lagu horumarinayo kaabayaasha magaalada.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ugu horreyn Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo munaasabadda hadal ka jeediyay ayaa sheegay in dhismaha waddadani uu qayb ka yahay qorshaha maamulka ee casriyeynta caasimadda iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, si loo fududeeyo isu-socodka gaadiidka loona kobciyo adeegyada bulshada.
- Muungaab ayaa sidoo kale tilmaamay in dhaqaalaha lagu dhisay waddada uu ka yimid dakhliga gudaha ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan canshuuraha ay bixiyaan shacabka, taas oo muujinaysa sida dakhliga dadweynaha loogu beddelayo kaabayaal iyo adeegyo ay bulshadu si toos ah uga faa’iidaysanayso.
- Sida uu sheegay maamulka gobolka waddada Jamhuuriya oo ah laami laba jiho oo uu dhirirkiisu yahay ku-dhawaad 8 kiiloomitir, ayaa muddo dheer ka mid ahayd mashaariicda ay baahida weyn u qabeen shacabka degmada Kaaraan.
- Waxaa guusha billaabista iyo dhammaystirka mashruucan gaaray Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee mustaqbalka ee mashaariicda kaabayaasha ee Muqdisho?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Kaaraan, Muqdisho.
- Mashruucani waa qayb ka mid ah mashaariicda muhiimka ah ee lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha iyo bilicda caasimadda.
- waddada Jamhuuriya oo ah laami laba jiho oo uu dhirirkiisu yahay ku-dhawaad 8 kiiloomitir, ayaa muddo dheer ka mid ahayd mashaariicda ay baahida weyn u qabeen shacabka degmada Kaaraan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Kaaraan, taas oo ah mashruuc gebi ahaanba hoos laga soo billaabay, kana mid ah mashaariicda muhiimka ah ee lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha iyo bilicda caasimadda Muqdisho.
Ugu horreyn Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo munaasabadda hadal ka jeediyay ayaa sheegay in dhismaha waddadani uu qayb ka yahay qorshaha maamulka ee casriyeynta caasimadda iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, si loo fududeeyo isu-socodka gaadiidka loona kobciyo adeegyada bulshada.
Muungaab ayaa sidoo kale tilmaamay in dhaqaalaha lagu dhisay waddada uu ka yimid dakhliga gudaha ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan canshuuraha ay bixiyaan shacabka, taas oo muujinaysa sida dakhliga dadweynaha loogu beddelayo kaabayaal iyo adeegyo ay bulshadu si toos ah uga faa’iidaysanayso.
Sida uu sheegay maamulka gobolka waddada Jamhuuriya oo ah laami laba jiho oo uu dhirirkiisu yahay ku-dhawaad 8 kiiloomitir, ayaa muddo dheer ka mid ahayd mashaariicda ay baahida weyn u qabeen shacabka degmada Kaaraan. Laba Duq Magaalo oo hore ayaa saddex jeer dhagax-dhigay mashruucan, hase yeeshee midkoodna kuma guuleysan hirgelintiisa.
Waxaa guusha billaabista iyo dhammaystirka mashruucan gaaray Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), kaas oo qorshihii muddada dheer sugitaanka ku jiray u beddelay waddo cusub oo maanta si rasmi ah xarigga looga jaray.
Dhankiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyey dadaallada Maamulka Gobolka Banaadir ee horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo bilicda caasimadda, isaga oo adkeeyey muhiimadda ay leedahay sii wadidda mashaariicda wax ka beddelaya muuqaalka iyo adeegyada Muqdisho.
Munaasabadda xarig-jarka waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo maamulka degmada Kaaraan, iyo wakiillo ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada.
default
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Kaaraan, Muqdisho, taas oo qayb ka ah mashaariicda lagu horumarinayo kaabayaasha magaalada.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Kaaraan, Muqdisho.
- Mashruucani waa qayb ka mid ah mashaariicda muhiimka ah ee lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha iyo bilicda caasimadda.
- waddada Jamhuuriya oo ah laami laba jiho oo uu dhirirkiisu yahay ku-dhawaad 8 kiiloomitir, ayaa muddo dheer ka mid ahayd mashaariicda ay baahida weyn u qabeen shacabka degmada Kaaraan.
- dhaqaalaha lagu dhisay waddada uu ka yimid dakhliga gudaha ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan canshuuraha ay bixiyaan shacabka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka qaybgalin xarig-jarka.
- Eedeymaha ku saabsan ilaha maalgelinta iyo taariikhda mashruuca waxay ku saleysan yihiin kaliya waxa ku jira maqaalka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan muhiimadda ama saameynta mashruuca lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Xarig-jarka waddada Jamhuuriya wuxuu muujinayaa talaabo loo qaaday horumarinta kaabayaasha Muqdisho.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee mustaqbalka ee mashaariicda kaabayaasha ee Muqdisho?
- Sidee bulshada deegaanka uga faa'iidaysan doontaa waddada cusub si wax ku ool ah?
- Maxay yihiin caqabadaha la kulmay isku dayadii hore ee dhismaha waddadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jamhuuriya · xasan · waddada